
Sign up to save your podcasts
Or


Xukuumadda oo miisaaniyadda guga ku dareysa 250 milyan si dhallinyarada loogu helo shaqo xagaaga. Sannadkii hore waxaa kordhay qabashada kastamka ee boqoshaada loo arko maandooriye. Bangiyada oo kor u qaaday dulsaarka amaahda guryaha ee isbeddela.
By Sveriges RadioXukuumadda oo miisaaniyadda guga ku dareysa 250 milyan si dhallinyarada loogu helo shaqo xagaaga. Sannadkii hore waxaa kordhay qabashada kastamka ee boqoshaada loo arko maandooriye. Bangiyada oo kor u qaaday dulsaarka amaahda guryaha ee isbeddela.