Shahaadada master’s degreeka ma waxaa ubaratay ama ubaranaysa in aad ku labisato mise in aad garaad kurdhisato ? Ma dadaruuf baa kugu kaliftay? Wakhtiga ug munaasabsan in la bilaabo ? Dhamaan su'aalaha waxaan kaga jawaabayna Xalqadeena maanta
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message