Ma laguu warramay

Yaxye Yeebaash


Listen Later

Abwaan Yaxye Cabdi Cali “Yeebaash” waa dhakhtar, waxa aysa inta badan dadka ku yaqaannaan suugaanta. Waxa uu la hadlaa oo siyaabo kala duwan wax ugu sheegaa dhallinyarada. Waxaa suugaantiisa dhagaysta oo ku xiran kumannaan dhallinyaro iyo waayeel ba leh. Waxa aan maanta kala sheekaysanaynaa Suugaantiisa. Dhagaysi wanaagsan.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Ma laguu warramayBy Warsame Shiidley