Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada

Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada

By Baraarug BooksArtsBooks
Download on the App Store

Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada episodes

  • AKHRISKA, BAADHISTA IYO AQOONDHISKA: Tusaalayn iyo Tibaaxbixin | CABDICASIIS GUUDCADDE

    Cabdicasiis Guudcadde waxa uu kulankan kaga hadlayaa mudnaata ay  akhriska iyo baadhistu u leeyihiin aqoondhiska qof iyo bulsho. Kulankani  waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta  Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.


    Halkan ka daawasho:

    https://www.youtube.com/watch?v=AACzITFR5hM&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=2&t=1s

    53 min
  • ISKU-SOCODKA AFKAARTA IYO ILBAXNIMOOYINKA: Akhris Guud | MAXAMAD XIRSI

    Maxamad Xirsi kulankan waxa uu akhris guud ku dulmarayaa Isku-Socodka  Afkraata iyo Ilbaxnimooyinka, oo uu hordhac fahnkeenna  mawduuca ku  aadan u samaynayaa.  Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.


    Halkan ka daawo:

    https://www.youtube.com/watch?v=vQ3mXVrgOas&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=4&t=3s

    1 hr 2 min
  • TAARIIKHDA FOG EE SOOMAALIDA: Sideen u Akhrinaa Aragtiyaha Kala Duwan | MAXAMUUD MAXAMAD XASAN

    Maxamuud Maxamad Xasan kulankan waxa uu kaga hadlayaa aragtiyaha kala  duwan ee taariikhda fog ee Soomaalida laga kala qabo,  waxa uu  niqaashayaa farsamooyinka, dariiqyada iyo aaladaha loo adeegsado  darsidda taariikhda duugga ah.  Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.


    Halkan Ka Daawo:

    https://www.youtube.com/watch?v=jf5Q4W8dmW4&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=3&t=0s

    1 hr 10 min
  • BAAHIDA TURJUMIDDA IYO QORAALKA AF-SOOMAALIGA: Falanqayn | LIIBAAN M. CIISE & XAMDA CIGAAL

    Xamda Cigaal waxa ay qaynta hore ee muxaadaradan ku falanqaynaysaa  arimaha la xidhiidha qoraalka afka Soomaaliga ee hadda taagan iyo  doodeheega kala duwan, Liibaan M. Ciisena waxa uu si ballaadhan ugaga  hadlayaa qaybta danbe ee muxaadarada baahida turjumidda iyo hawsha  turjumidda, dugsiyada kala duwan ee aragatiyaha turjumidda ku sahabsan.     Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.

    Halkan ka daawo:

    https://www.youtube.com/watch?v=kLa36JPxnCw&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=5&t=31s

    1 hr
  • DAWLADNIMADA CASRIGA AH IYO HAB-NOLOLEEDKA BEELEED: Iswaafajin Suurtagal Ma Tahay? - MUKHTAR MAYDHANE

    Mukhtaar Xassan Maydhane muxaadaradan waxa uu ku lafagurayaa doodda ku  sahabsan waydiinta uu ciwaanku soo gudbinayo oo ah dawladnimada casruga  ah iyo hab-noloeedka beeleed ma la is waafajin karaa?   Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.


    Halkan ka daawo

    https://www.youtube.com/watch?v=4Au97-49msA&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=6&t=0s

    58 min

About Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada

From the publisher's feed

Madasha Baraarug waxa ay agaasimtaa bandhigyo buugeed hadafkoodu yahay buugaag tayo leh in uu ka helo akhristaha Soomaaliyeed. Bandhigyadan oo si joogto ah u qabsooma, waxa ka baxa…