Presentatör: Medina Ahmed, redaktör: Josefina Bylund, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Ludvika kommun.
Barnaamijkeyna Asbuucaan ee Ludvikainfo waxaad ku maqli doontaan macluumaad ku saabsan sida ay muhiim u tahay inuu qofka iska tallaalo viruska karoonaha iyo sida uu isaga tallaali karo, sidoo kale waxaad ku maqli doontaan arimo ku saabsan qeyb kamida qaab nololeedka dalkaan iswiidhan, taas oo macnaheedu yahay in qof walbaa uu qeyb ka ahaadaa bulshada dalkan.
Sidoo kale waxaan kuu heynaa talooyin kuwaasoo ku saabsan waxa aad sameyn kartaan samarka adiga, familkaaga iyo asxaabtaadaba.
Intaas iyo in kabadanba waxaad ku maqli doontaan barnaamijkeyna asbuucaan.