Presentatör: Axmed Cali Jimcaale, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Arbetsmarknads- och integrationsenheten på Ludvika kommun.
Qeybta toddobaadkan, waxaan kula socodsiin doonnaaxaaladda ku saabsan covid-19 ee Iswiidhan iyo adduunka, waxaadna ku maqlidoontaan sida tallaalka loogu qaybiyo si aan caddaalad ahayn adduunka. Waxaansidoo kale dhahnaa in dhakhaatiir badan oo ajnabi ah ay Sweden ka helaanaqoonsi dhakhtar oo ay sharaxaan waxa safarka caafimaad uu yahay. Waxaan kahadlaynaa inay jiri doonaan goobo tababar oo badan oo daryeelka caafimaadka ahisla markaana aan wax badan uga sheegno xirfadda koronto yaqaan. Waxaad kumaqli kartaa taas iyo inbadan oo ka mid ah qeybta ugu dambeysa ee Ludvikinfo.