Somali Motivation podcast

Dhalinyarada , Maandooriyaha iyo cunsuriyada


Listen Later

Maxaad ka taqaanaa ’’Rarashada’’ caruurta, waa sida loo isticmaalo ee loogu iib geeyo caruurta maandooriyayaasha wiilal iyo gabdhaba. Hadaba sidee ayay maandooriyayaasha sida khamriga, xashiishada iyo kuwo kale sida badeecada/shiishada iyo dhaqaalaha xumadada iyo deegaanka sida xaafadaha soomalidu degto qurbaha iyo cunsuriyaduba ay u sameeyaan dhalinta iyo waxbarashadoda iyo mustaqbalkooda guud ahaanba. Waraysi aad  uxiiso badan @Abdi Omer Mahamed
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Somali Motivation podcastBy Istahil Aideed

  • 4.6
  • 4.6
  • 4.6
  • 4.6
  • 4.6

4.6

51 ratings


More shows like Somali Motivation podcast

View all
Abubakar Mohammed by Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

26 Listeners