Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
At the heart of the Somali Motivation Podcast lies a profound mission: to uplift, inspire, and catalyze personal growth in the lives of our listeners. With a steadfast dedication to mental health awar... more
FAQs about Somali Motivation podcast:How many episodes does Somali Motivation podcast have?The podcast currently has 36 episodes available.
June 01, 2023Growing up toxic household - Identity lost, P.Pleasing and low esteemMarka uu ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado....more13minPlay
March 03, 20239 qodob oo ilamaha ka ilaaliya Trauma da hadhowSagaalkan qodob maaha ku hubaal ilmahaaga noloshiisa mid saxar iyo dhib la'aan ah ka dhigi doono lakiin waa kuwo hubaal kordhin doona taya'ada noloshiisa....more16minPlay
July 29, 2022Fathia AbsieFathia Absiye ayaa ka hadlaysa waxa dhiirigaliya, xasuusteedii ugu farxada badnayd ee caruurnimo, talo ay jeclaan lahayd in ay qaadan lahayd waahore iyo su'alo kale oo badhan. Mahadsaniddhagaysi wacan.Istahil...more33minPlay
April 11, 2022Saxiibka Xaasidka Calamadihiisa - Toxic friendsSaaxiibka xun iyo qaar kooban oo ka mid ah calaamadihiisa si maalinle ah ama joogta ah u saameeya hab nololeedkeena iyo dhamaanba degananshaha iyo farxadeena....more12minPlay
September 11, 20215 Nooc ee waalidnimada & SaameyntoodaMaanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee ay waalinimadu uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe....more26minPlay
July 11, 2021Faahfaahsan+Jaawaabo NarcssistEposide kan waxaan aad u sharaxayaa barnaamijkmii hore sidoo kale qayb cusubna aan ku daray aniga oo ka duulaya su'aalihii aad iga soo waydiiseen mawduuca oo bartayda tiktok iyo comments ka youtube kaba....more48minPlay
July 04, 2021#Narcissist Labadiisa nooc iyo sideed ka yeeli lahayd.waxa barnaamijkani si faahfaahsan uga hadlayaa Narcsissist ka iyo labadiisa nooc ee ugu weyn iyo calaamadaha lagu garto, habdhaqankooda iyo sidii aad ula noolaan lahayd....more22minPlay
April 26, 2021Procrastination: Wahsiga: Iska jar oo qorshahaaga raacAll social media: @Somalimotivationpodcast @EsthahilContact:[email protected]...more9minPlay
FAQs about Somali Motivation podcast:How many episodes does Somali Motivation podcast have?The podcast currently has 36 episodes available.