Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
At the heart of the Somali Motivation Podcast lies a profound mission: to uplift, inspire, and catalyze personal growth in the lives of our listeners. With a steadfast dedication to mental health awar... more
FAQs about Somali Motivation podcast:How many episodes does Somali Motivation podcast have?The podcast currently has 37 episodes available.
May 18, 2020Waa Maxay Autism iyo Xaaladaha La Xidhiidha? By: Siciid M. XuseenBuuggani waxa uu ku saabsan yahay Autistic Specrtrum Disorder (ASD), oo ah Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman, ama uu la nool yahay. Autism waa cudur maskaxda ku dhaca oo uu Ilmuhu isaga uun isku mashaquulayo oo aanu ogeyn dadka la jooga ama waxyaabaha hareeraha kaga wareegsan. Autistic Spectrum Disorder (ASD), waa Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman ama uu la nool yahay....more38minPlay
April 13, 2020COVID-19 Dr. Zeinab Muse#Covid19 #waadkartaa #Dhiirigalin - Calaamahada xanuunnka , maxaa keena , side la iskaga ilaalin karaa, goorma ayuu qofku khatar ku sugan yahay iyo dumaka uurka leh oo u bahan in ay si gaar ah u taxadiraan. Si faahfaahsan ayay Dr. Zeinab uga waramaysaa xanuunkan iyo xaalada ay ku sugan yihiin dadka dalkii hooyo dagan oo ay ugu daran tahay hadii uu naqasku qabto in aan loo heli doonin mashiinada bukaanka ka caawiya neefsashada iyo oxygen labadaba....more29minPlay
March 10, 2020Dr Ahmed Hassan Psycologist - PTSD-Xanuunka Maskaxda iyo sida u qofku isagu isku dawayn karo-...more43minPlay
February 04, 2020Dr. Soheir Hassan - PHD- ku diyaarisay Fayodhowrka guud iyo ka hortaga xanuunda aan la isqaadsiin- University of OsloDr. Soheir Hassan waxay ka qalin jabisay qaybta cafimaadka ee jaamacada hargeisa sannadkii 2009 kii mudo waxay ka shaqaysay cisbitaalka guud ee Hargeisa iyo hay’adaha caalamiga ah oo ay la shaqaynaysay, kadibna waxay fursado waxbarasho ka heshay wadanka dibadiisa gaar ahaan jaaamada Oslo ee wadanka Norway halkaas oo ay dhawaan ku soo dhamaystirtay shahaadada PHD oo ay ku diyaarisay Fayadhowrka bulshada wacyigalinta iyo ka hortaga cudurada aan la is qaadsiin....more33minPlay
January 11, 2020Waa maxay Guushe? Sidee se loo gaadhi kartaa?Waa maxay guushu sideedaba? sidee ayaa se loo gaadhi karaa? labadan su'aalood ayaan barnaamijka maanta ee dhiirigalin kaga jawaabaynaa sidoo kale waxan ku soo qaadanaynaa 9 qodob oo kaa caawin kara meesha aad rabo in aad gaadho?...more19minPlay
December 22, 2019Sannadka-cusub ku guuleysoWaa maxay sababta ay qorshayaasha sannadka cusub u guuldaraystaan? Ma rabtaa in sannadkan aad ku guulaysto yoolkaaga iyo qorshaha aad dhigatay. Ka dhagayso halkan 7 qodob oo arintan kaa caawin doona. #podcastsomali #waadkartaa ka dhagayso barnaamijkan meel kasta oo aad ka hesho podcast yada ama google garee. #MAHADSANID...more17minPlay
October 28, 2019Mustafe Baruud: Gushaadu Gacantaada ayay ku jirtaaMustafe Baruud, waxa uu waraysiga kaga hadlayaa guusha, sida loo gaadho iyo waa maxay sababta dhalinyarada wadanka joogta ay waxbarashadii wadankooda ku barateen isla wadanka gudihiisi ay suuqa shaqada shaqo uga jari ladahay. Mustafe sidookale waxa uu ka hadlayaa macadka uu asaasay ee cilmi baadhista iyo kordhinta awoodaha maskaxda aadamaha. Dhagaysi wacan....more34minPlay
October 13, 2019STRESS: Stress ka sidee loo yareeyaa.sidee baad stresska noloshaada uga saari kartaa adiga oo yaraynaya oo isbadal aad u fudud ku samaynaya noloshaada....more9minPlay
September 16, 2019Mubaarik Abdirahman - Talada Wadada GuushaMubaarik Mohamed Abdirahman, waa xildhibaan ka tirsan golaha hoose iyo gudiga waxbarashada magaalda Mälmö ee wadankan Sweden. waa wiil dhalinyaro ah oo ka shaqeeya arimaha dhalinyarada hormarkooda, wargalintooda , dhiirigalintooda iyo wacayigalinta dhan walba ah. halkan ka dhagayso warsigii aniga iyo isaga na dhex maray oo ku saabsan sida guusha loo gaadho, talooyinka uu u soo jeediyay dhalinta iyo 3 su'aalood oo uu i wayiidayay aniga....more44minPlay
September 01, 20198 sababood oo keena Guuldarada.MA OGTAHAY IN AY GUULDARADU TIMAADO KALIYA MARKA AAD JOOJISO ISKU DA'AYGA.halkan maanta waxaan si kooban ugaga hadalaynaa sababaha keena in aan guul daraysano guud ahaan oo aan ku soo koobay 8 qodob. ku soo dhawaada barnaamijkeena dhiirigalin iyo somali motivation podcast, waxaana idinla socodsiiya usbuuckasta aniga oo Istahil Aideed....more14minPlay
FAQs about Somali Motivation podcast:How many episodes does Somali Motivation podcast have?The podcast currently has 37 episodes available.