Somali Motivation podcast

Mustafe Baruud: Gushaadu Gacantaada ayay ku jirtaa


Listen Later

Mustafe Baruud, waxa uu waraysiga kaga hadlayaa guusha, sida loo gaadho iyo waa maxay sababta dhalinyarada wadanka joogta ay waxbarashadii wadankooda ku barateen isla wadanka gudihiisi ay suuqa shaqada shaqo uga jari ladahay. Mustafe sidookale waxa uu ka hadlayaa macadka uu asaasay ee cilmi baadhista iyo kordhinta awoodaha maskaxda aadamaha.  Dhagaysi wacan.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Somali Motivation podcastBy Istahil Aideed

  • 4.6
  • 4.6
  • 4.6
  • 4.6
  • 4.6

4.6

51 ratings


More shows like Somali Motivation podcast

View all
Abubakar Mohammed by Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

28 Listeners