Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
At the heart of the Somali Motivation Podcast lies a profound mission: to uplift, inspire, and catalyze personal growth in the lives of our listeners. With a steadfast dedication to mental health awar... more
FAQs about Somali Motivation podcast:How many episodes does Somali Motivation podcast have?The podcast currently has 37 episodes available.
April 26, 2021Procrastination: Wahsiga: Iska jar oo qorshahaaga raacAll social media: @Somalimotivationpodcast @EsthahilContact:[email protected]...more9minPlay
March 02, 2021SAAQIDNIMAD: Muxuu ilmuhu u nacaa Iskuulka.Sababaha keena in uu ilmuhu iskuulka naco ama ka nijad jabo. ayaan maanta u qaybninaynaa laba sababood iyo sidoo loo xalin lahaa iyo waxyaabaha keenaba. Social media: @Esthahil @Somalimotivationpodcast...more22minPlay
February 18, 2021Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka#Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalanteedka kala saari karin. Facebook: @Esthahil Aideed Facebook: @Somali motivaton podcast Instagram: @Somali motivaton podcast Instagram: @Esthahil...more14minPlay
January 31, 2021Casharkii aan Nolosha ka bartay - Qoraaga DoolaalMaxamed Badda waa qoraaga buuga Doolaal oo uu kaga sheekaynaayo noloshiihsa ilaa caruurnimo ilaa hada, casharada uu nolosha ka bartay iyo fariinta uu usoo gudbinaayo dhalinyarada. waraysiga kaga boggo intaas iyo warbixino kale oo dheeraad ahba....more37minPlay
January 07, 2021Bahdilka iyo Gumeysiga Maskaxada iyo waxyeelada Jidhka.Maxaad ka taqanaa noocyada gumeysiga iyo bahdlika maskaxada ama waxyeelada jidhkaba ee qoyska ka dhex dhaca. 5 wado ee dhabanaha loo dhibo iyo labada nooc ee guud ahaan abuseka barnamika maanta ee #Dhiirigalin ka dhagayso #Domesticabuse....more24minPlay
November 13, 2020Dhalinyarada , Maandooriyaha iyo cunsuriyadaMaxaad ka taqaanaa ’’Rarashada’’ caruurta, waa sida loo isticmaalo ee loogu iib geeyo caruurta maandooriyayaasha wiilal iyo gabdhaba. Hadaba sidee ayay maandooriyayaasha sida khamriga, xashiishada iyo kuwo kale sida badeecada/shiishada iyo dhaqaalaha xumadada iyo deegaanka sida xaafadaha soomalidu degto qurbaha iyo cunsuriyaduba ay u sameeyaan dhalinta iyo waxbarashadoda iyo mustaqbalkooda guud ahaanba. Waraysi aad uxiiso badan @Abdi Omer Mahamed...more50minPlay
June 22, 202030.000 Bukaan ah ayay dhiig ushubeen - Badbaadi-Naf ll Asaasaha barnaamijka Mohamed-Amiin#Dhiirigalin #Badbaadinaf Badbaadi naf: xigasho barta badbaadinaf.com *Ciidii hal naf badbaadisa waxay ka dhigantahay in ay dadkoo dhan badbaadisay ama noolaysay oo u gargaartay.* https://badbaadinaf.com, waa website loogu talo galay in uu noqdo website qofkasta oo jecel in uu dhiig ku deeqo uu soo booqdo isna diiwaan geliyo. ka dib waxa lasoo xidhiidhi doonna cisbitaaladda u baahan dhiigga....more31minPlay
FAQs about Somali Motivation podcast:How many episodes does Somali Motivation podcast have?The podcast currently has 37 episodes available.