Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka ✍️ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha 🧠, iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa:... more
FAQs about Hab Fikirka Tarmuuska:How many episodes does Hab Fikirka Tarmuuska have?The podcast currently has 82 episodes available.
September 17, 2026SE05ep14: Maxaad Xabaarsan Tahay? | Safar! Bismilaah; Maxaad Xabaarsan Tahay? 🌊Ma waxaad´ xabaarsan tahay wax aadan xitaa ogeyn? Mise wax aad xambaarsantahy wax aad ogtahay tahay, balse aadan weli diyaar u ahayn inaad iska dejiso? Dhagaysi wacan! ...more27minPlay
September 10, 2026SE05ep13: 10 Sano Kadib, Maxaa Is Beddeley? | Safar! Bismilaah; 🕰️ 10 sano kadib, haddii qofkii aad ahayd uu maanta kula kulmi lahaa, maxaa ugu yaab badnaan lahaa?Maanta waxaan dib u milicsanayaa 10-kii sano ee la soo dhaafay. Waxyaabihii is beddelay, waxyaabihii aan bartay, iyo qofka aan maanta ahay. 🤍✨Dhagaysi wacan!...more55minPlay
September 03, 2026SE05ep12: Haddii Qofkii aad Ahyd 10 sano Ka Hor Kula Kulmi Lahaa.. | Safar! Bismilaah; Haddii aad maanta la kulmi lahayd qofkii aad ahayd 10 sano ka hor, maxaa kaa yaabin lahaa? Maanta waxaan ka hadlaynaa 3 qodob oo sahla inaad dib ugu safarto waayihii hore, oo aad si dhab ah u xasuusato qofkii aad ahayd, waxa aad rabtay iyo halka aad maanta joogt. ...more44minPlay
August 20, 2026SE05ep11: Haddii Aan La Hadli Lahaa Hodantaydii Yarayd 🫂❤️| Safar! Bismilaah; Haddii aan maanta la hadli lahaa Hodantaydii yarayd, maxaan u sheegi lahaa? ❤️ Qaybtan waxaan kaga hadlayaa wax aan jeclaan lahaa inaan fahmo anigoo yar.🫂Dhagaysi wacan! ❤️ ...more44minPlay
July 30, 2026SE05ep10: 🤝 Yaan Wax La Wadaagnaa, Maxaanse Wadaagnaa? | Marti: Sahro 🎙️ | Safar! Bismilaah; Qeybtan waxaan kaga sheekeysaneynaa farshaxanka wax wadaagga🤝 laga bilaabo wadaagga aqoonta ilaa geesinimada ku jirta inaad si nugul ula wadaagto dadka aad ku kalsoon tahay waxa qalbigaaga ku jira. 🤍🎙️ Fiiro gaar ah: Qaybo yar oo codkayga ah waxaa ku jira echo. Fadlan naga raalli ahaada, waxaana rajeyneynaa inaysan saameyn weyn ku yeelan dhageysiga. Mahadsanidiin fahamkiinna. 🙏🎧...more1h 27minPlay
July 23, 2026SE05ep9: 🍋Inta Rajadu Jirto... 🍋As Long as There Is Hope..🍋| Safar! Bismilaah, 🍋 Inta Rajadu Jirto...Qeybta caawa, waxaan ku milicsaneynaa hal fikrad oo qoto dheer oo laga dheehan karo buugga As Long as the Lemon Trees Grow. Waxaan ka sheekeysaneynaa rajada, adkeysiga, iyo awoodda deggan ee qofka ku sii wadda safarkiisa, xitaa marka noloshu ku adkaato.✨ Dhageysi wacan. 💛...more29minPlay
July 09, 2026SE05ep8: Waa Maxay HYROX? ❓🏃♀️| My Summer Challenge Bismilaah; Maxaa iga soo jiitay HYROX, maxaanse ka bartay daawashadii Tartanka Adduunka ee Stockholm? Qeybtan waxaan kula wadaagayaa 5 cashar oo aan ka qaatay daawashada HYROX World Championship iyo sababta aan HYROX uga dhigtay Tijaabintayda xagaagan. ☀️💪Dhagaysi Wacan!...more38minPlay
June 04, 2026SE05ep7: The Art of Noticing 👀 | Safar! Bismilaah;Halkan waxaan caawa ku lafo guraynaa Sida feejignaantu u abuurto fursado iyo sababta ficilku uga dhigo fursadahaas kuwo Macno leh.Dhagaysi Wacan!...more32minPlay
May 28, 2026SE05ep6: Duqowgu ma da’daa mise waa damiirka? | Safar! Bismilaah;Ku soo dhawaaw Safar, aan caawa Jawaab ugu raadinayno su aasha ah "Sabab ayay nuugu adag tahy inaan tijaabino, ku dhiirano oon barano, sidoo kalena ka mira dhalino wax kasta oon doono?"...more50minPlay
May 14, 2026SE5ep5: Ma Shaahaa Mise Waa Sheeko Kale? | Safar! Bismilaah;Qaybtan Waxaan kaga sheekaynaynaa caadooyin, Xasuus, iyo Sida qalbigu mararka qaar ugu dheggan yahay wax ka qoto dheer inta aan is leenahay ama aragno. Dhagaysi Wacan!...more34minPlay
FAQs about Hab Fikirka Tarmuuska:How many episodes does Hab Fikirka Tarmuuska have?The podcast currently has 82 episodes available.