Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Inclusion Matters is a new podcast produced by the Center for Inclusive Child Care. Topics covered include issues related to Inclusion Consultation... more
FAQs about Inclusion Matters:How many episodes does Inclusion Matters have?The podcast currently has 408 episodes available.
November 13, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Play Issues [Arrimoh Laxirrira Ciyaarta]Maqaalkaan wuxuu talo kaasiinayaa muhiimadda ay leedahay xirfadaha ciyaarta ee kukordha ilmaha, wuxuuna maqaalkaan kusiinayaa xeelado lagu dhiiragalinayo caruur ubaahan in ay bartaan sida dadka loola ciyaaro. Caruurtu waxaa lagayaabaa in ay layimaadaan dabeecado adag maadaama aysan weli xoogsan aqoontooda habladhaqanka bulshada oo loogabaahanyahy sida cunugu uu oo lajaanqaadi lahaa aduunka....more9minPlay
November 13, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Challenging Behavior--Aggression [Dabeecadaha adag: Dagaalka/Gardarrada]Dagaalka ama gardarrada waa dabeecad labartay oo wax lagu raadiyo. Mararka qaarkood caruurtu dagaal iyo xumaan beey wax kaaga raadinayaan sababato oo ah wa’ay kugu dayeen wa’ayna u shaqeeysey. Caruurta waxaa lagu caawin karaa in xumaantaan ay qaabilaan ay kubedeshaan wanaag iyo samaan ayadoo loo marayo daryeel wax ku ool ah iyo in xirfado cusub cunuga labaro....more11minPlay
November 13, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml The Development of Self-Regulation and its Impact on Behavior [Sida caruurta looga dhiso isxakamaynta iyo sida ay usaamayso dabeecadaha]Badanaa adadayga ay caruurtu muujiso waxay kamid tahay korinnimadooda. In caruurta labaro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan iyo iskaxamaynta waa muhiim sababta oo ah waxay baa bi’isaa dabeecadaha adag caruurtana waxay bartaa sida wanaagsan oo dadka loola dhaqmo....more12minPlay
November 13, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml I’m Mad, I’m Sad--Helping Children with an Emotional Vocabulary [Waan xanaaqsanahay, waan caraysnahay: Sida caruurta loo baro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan]Caruurta waxaa marar badan layiraahdaa “afka kahadla” si ay arintaa ugu guulaystaan waxy ubaahanyihiin in labaro ereyada dareenkooda laxiriira. Macalimiintaan siyaabo badan ayeey caruurta ereyada ugu kobcin karaan ayagoo u aqrinaya buugta, tusaalayn siinaya iyo siyaabo kale oo kacaawin kara caruurta in ay kufiicnaadaan sida dadka looladhaqmo dabeecadaha adag nah ay kafogaadaan....more14minPlay
November 13, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Inclusion--The Foundation of Our Practice: Part One [Kamidnoqoshada: Waa aasaaska shaqadeena (Qaybta koowaad)]Waxaan si gaar ah ogabeeraan dagaynaa macluumaad ay soo saareen DEC iyo NAEYC oo ah ururo lashaqeeya caruurta. Macluumaadkaasoo ah bayaankooda wadajirka iyo sida macluumaadkaas nooga caawinayo kobcinta kamidnoqoshoda goobta xanaanada iyo waxbarashada. Sidoo kale, muhiimadda ay leedahay tageerada, kaqaybqaadashada iyo helitaanka fursadaha macluumaadkaan ayaa aas’aas u’ah baahida caruurta iyo shaqaalaha una ah xumin culus in lagu guulaysto kamidnoqoshada goobta wax barashada ubadka yar yar. ...more10minPlay
November 12, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Sensory Processing from an Occupational Therapy LensIn this podcast, Cindy Croft and Priscilla Weigel talk with Gina Gibson, Occupational Therapist, Fraser, Minnesota, about what sensory processing can look like in a young child and how the child care environment can support sensory needs of young children....more0minPlay
November 12, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Sensory Processing--Evaluation ProcessIn this podcast, Cindy Croft and Priscilla Weigel talk with Gina Gibson, Occupational Therapist, Fraser, Minnesota, about what the evaluation process for sensory processing looks for a young child....more0minPlay
November 12, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Weighted Objects and Deep Touch InputIn this podcast, Cindy Croft and Priscilla Weigel talk with Gina Gibson, Occupational Therapist, Fraser, Minnesota, about guidelines for using weighted objects and other sensory interventions with young children....more0minPlay
November 12, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml How Does Occupational Therapy Help Children?In this podcast, Cindy Croft and Priscilla Weigel talk with Gina Gibson, Occupational Therapist, Fraser, Minnesota, about what occupational therapy is and how an OT works with children around self care skills, sensory needs, and fine motor development. ...more0minPlay
September 06, 2018https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Introducing the Infant Toddler Specialist Network ManagerCindy Croft and Priscilla Weigel welcome the Center for Inclusive Child Care’s new team member Beth Menninga, Infant Toddler Specialist Network program manager and manager of our Relationship Based Professional Development supports. Beth shares about the way our coaches can enhance quality infant and toddler care in family child care settings as well as center based environments....more0minPlay
FAQs about Inclusion Matters:How many episodes does Inclusion Matters have?The podcast currently has 408 episodes available.