Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
MaliStar is a community podcast that allows you to listen any program/episode anywhere in the world, where you can access any entertainment music, news, community issues and religion/deenta. Malistar ... more
FAQs about MaliStar:How many episodes does MaliStar have?The podcast currently has 34 episodes available.
May 01, 2023Xanan shidane shekadedi qeybti 1aadXanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi....more29minPlay
March 13, 2023Ifur ifahan ma ahan ifur waa ifur.Dood xasaasi ah dhaxmartayna Dr. Qoys iyo Taakeeye oo kusabsan arimaha qoyska....more46minPlay
October 04, 2022qisooyin cajiib ah by Sheikh Mustaf IsmailLabo qiso oo gaaban cajiib ah kuna dhacday nabi Ibrahim iyo nabi Yusuf uu Sheikh Mustaf nala wadagayo. ...more16minPlay
September 10, 2022Noloshu waa Dadaal by Sh. Mustafe IsmailAduunka ciriir kaste waad ka gudbi hadaa dadasho, Nala dhageeso muxadaro aad u macan dadaalka noloshana ka hadlesa....more46minPlay
July 10, 2022Prank Intadan Qurbaha aadin an ku guursado.Nala dhageeso shekadan qosolka badan, Gabar qurbaha usocota saxiibked oo xiriir kadhaxeen ayaa si prank ah guur ula yimi. Sheekadi dhaxmartay waa tan. This girl is going abroad her friend is pranking her and requesting to marry her "Shocking for her" here's what happened....more16minPlay
May 29, 2022Afarti MasomayaalNala dhegeeso shekadaan gaban hadana qosolka badan, Sheikh masoome iyo saxiibadi oo ku magac dheer Afartii masoomayaal....more15minPlay
May 06, 2022Qisadi Sacii reer Bini Isra'el/ Short argument between Moses and the IsraelitesNala dhageeso qisadan gaaban dhexmartayna nabi Muse iyo Sacii willasha reer binu Israel.Here’s a beautiful short Islamic story; an argument between Moses and the People of Israel over a cow they should sacrifice in order to make known the murderer....more9minPlay
April 24, 2022Qisadii Dulqarnen Sheikh Abubakar XooshNala dhageeso qisadan gaban hadana qiirada badan kuna soo aroortay Quranka Kareemka wana qisadii Dulqarneen....more32minPlay
April 18, 2022Maxaa daawo u ah Laab CiriirigaDawo lagaga caafimaado laab ciriiriga iyo wax lagaga bogsado murugadada iyo tiiranyada....more58minPlay
April 14, 2022Faa'iidada Tasbiixda Sheikh Mustafe IsmailMocduuc aad uqiima badan uuno soo gudbinayo ilahey kheyr hasiye Sheikh Mustafe kuna sabsan tasbiixda fa’iidadeeda iyo sida ay Quranka ugu so arootay....more59minPlay
FAQs about MaliStar:How many episodes does MaliStar have?The podcast currently has 34 episodes available.