Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
"Miyir" waa kulan dhegaysi ah oo soo gudbinaya waxkastoo la xidhiidha kasmada iyo fekerka, aragtiyaha iyo kobcintooda si MIYIRIN ah. Waxaannu door weyn oo taagtayada ah ka qaadanaynnaa horumarinta wac... more
FAQs about Miyir Podcast:How many episodes does Miyir Podcast have?The podcast currently has 16 episodes available.
February 14, 2023Falasafadda Jacaylka || Maalinta Jacaylka Cabdisiciid Cabdi IsmaaciilWaa mid kamid ah qoraalladii Cabdisiciid Cabdi I. oggolaanshiyaha u siiyay Miyir Podcast inuu cod ahaan ku soo gudbiyo. Mahadsanidiin, nagu soo biir....more24minPlay
February 11, 2023Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 2-aad. Dhammaad.Dhegaysigani waa qaybtii labaad ahna tii u dambeysay, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast....more16minPlay
January 19, 2023Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 1-aad.Dhegaysigani waxa uu yeelan doona qayb labaad oo aannu dhakhso u soo deyn doonno, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.La soco qaybta labaad....more16minPlay
January 15, 2023Godka Aflaadoon; kala garashada runta & riyada | Cabdisiciid C. IsmaaciilDhegaysigani waxa uu bilow u yahay taxanaha cusub ee u badan qoraallada qoraa Cabdisiciid C. Ismaaciil, oggolaanshiyahana u siiyay Miyir Podcast soo gudbintooda iyo codeyntooda, si dhameystiran....more20minPlay
January 10, 2023KHADRA DAAHIR: Dhool faneed, weelaynta waayaheedii wacnaaWQ: Cabdishakuur Qodax...more16minPlay
November 18, 2022Taxane: 01 kal: 05 || Gorfeynta Heesta Haatuf. Fan iyo faalleyn.Miyir Podcast...more23minPlay
November 18, 2022Taxane: 01 kal: 12 || Caashaqa Ha baayicin || Faallo Fan || Miyir PodcastMiyir Podcast...more23minPlay
November 18, 2022Taxane: 01 kal: 11 || Suugaanta iyo Sooyaalka || Waraysi, Abwaan: Haykal M. Cabdi.Miyir Podcast...more11minPlay
November 18, 2022Taxane: 01 kal: 10 || Saamaynta Filimmada Soomaalida laga matalay || Miyir PodcastMiyir Podcast...more20minPlay
November 18, 2022Taxane: 01 kal: 09 || Gorfeyn; buugga Sicirbararka Fatwada || Keenadiid Galdegsi.Miyir Podcast...more44minPlay
FAQs about Miyir Podcast:How many episodes does Miyir Podcast have?The podcast currently has 16 episodes available.