Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya... more
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.
July 30, 2024CABSIDA LAGA QABO DAGAAL DHEXMARA ISRAA'IIL IYO XISBULLAH - Luuliyo 30, 2024Israa'iil ayaa sheegtay in weerar loo adeegsaday duqayn cirka ah iyo hubka Artilariga inay la beegsadeen toddoba goobood oo ay ku sugan yihiin Xisbullah. Dhinaca kale wadamada Galbeedka ayaa muwaadiniintooda ku amrtay inay ka baxaan Lubnaan, xilli laga cabsi qabo dagaal ka dhex qarxa labada dhinac....more7minPlay
July 30, 2024Qubanaha VOA - Luuliyo 30, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
July 30, 2024Galka Baarista: Ajaanibta ISIS ee ka dagaalanta Soomaaliya - Luuliyo 30, 2024Barnaamijka Galka Baaristu wuxuu ku saabsan yahay, doorka ajaanibta ka tirsan ururka ISIS ee dagaalanta Soomaaliya, waxaa innala socodsiinaya Haaruun Macruuf...more23minPlay
July 29, 2024Shirka culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay - Luuliyo 29, 2024Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay shirka culimada Soomaaliyeed, kaas oo lagaga hadlay qodobo kala duwan....more4minPlay
July 29, 2024Tartan quraanka ah oo lagu soo gebagebeeyey Minnesota - Luuliyo 29, 2024Tartan ay ka qaybgaleen in ka badan 500 oo arday ahi ayaa lagu soo gebagebeeyey gobolka Minnesota, waxaana ardayda kaalmaha ugu sarreeya galay la guddoonsiiyey abaalmarino ay ka mid yihiin, gaadiid....more5minPlay
July 29, 2024Israa'iil oo weerartay Koonfurta Lubnaan - Luuliyo 29, 2024Israa'iil oo daba socota weerarkii ka dhacay buuraha Golan ee lagu dilay 12-ka caruur ah, ayaa waxay weeraro ku qaaday Koonfurta Lubnaan. Waxaa marba marka ka dambaysa sare u sii kacaya cabsida laga qabo in dagaalku uu ku fido gobolka....more3minPlay
July 29, 2024Xubintii sayiska iyo teknoolojiyadda - Luuliyo 29, 2024Barnaamijka sayniska iyo teknoolojiyadda waxaan ku eegaynaa qodobo kala duwan oo xiiso leh....more6minPlay
July 29, 2024Muran ka taagan doorashada madaxtinimada ee Venezuela - Luuliyo 29, 2024Guddida doorashada ee Venezuela ayaa sheegay in Nicolas Maduro uu markale ku guulaystay doorashada madaxtinimada ee dalkaas, halka mucaaradka dalkaasi ay su'aal geliyeen guusha madaxweynaha....more3minPlay
July 29, 2024Soomaalida oo si weyn uga dhex muuqata siyaasadda Minnesota - Luuliyo 29, 2024Soomaalida xubnaha ka ah labada aqal ee Congress-ka gobolka Minnesota ayaa ku guuleystay meel marinta sharciyo dan u ah bulshooyinka laga tirada badan yahay. Waxa kale oo ay meel mariyeen sharciyo caafimaad iyo waxbarasho lacag la'aan ah siinaya dadka dhowaan Maraykanka soo galay....more8minPlay
July 29, 2024Erdogan oo Israa'iil ugu hanjabay inuu gelayo - Luuliyo 29, 2024Madaxweyne Recep Tayyib Erdogan ayaa Axaddii sheegay in laga yaabo in Turkiga uu galo Israa’iil sidii uu horey ugu sameeyay Liibiya iyo Nagorno-Karabakh, inkastoo uusan sheegin nooca faragelinta uu soo jeedinayo....more2minPlay
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.