Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya... more
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.
July 31, 2024TALIYIHII SUDAN OO DIL KA BADBAADAY - Luuliyo 31, 2024Taliyaha ciidamada Sudan General Abdel Fattah al-Burhan, oo ciidamadiisa ay la dagaalamayaan kooxda sida militariga u tababaran ee RSF, ayaa laga saaray xero milatari oo uu ku sugnaa ka dib markii diyaarad Drone ah ay weerartay saldhig ciidan oo uu booqanayay...more3minPlay
July 31, 2024ISRAA'IIL OO BEEGSATAY TALIYIHII CIIDAMADA XISBULLAH - Luuliyo 31, 2024Hezbollah ayaa Arbacada maanta sheegtay in taliyaha sare ee militariga Fuad Shukr uu ku sugnaa dhisme ku yaalla Koonfurta Beirut, halkaas oo ay Israa'iil gantaal la beegsatay, balse aan xog badan laga hayn xaalkiisa....more3minPlay
July 31, 2024Qubanaha VOA - Luuliyo 31, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
July 30, 2024CIIDAMO RUUSH AH OO LAGU DILAY MALI - Luuliyo 30, 2024Koox xiriir la leh ururka Al-Qaacida ayaa sheegtay in ay dishay 50 calooshood u shaqeystayaal ah oo ka tirsan kooxda Wagner ee Ruushka iyo 10 askari oo Mali u dhashay kadib weerar gaadmo ah oo ka dhacay gobolka Kidal ee waqooyiga Maali....more4minPlay
July 30, 2024DUKAAN DHARKA IYO KABAHA LAGU KIREEYO - Luuliyo 30, 2024Dhalinyaro ayaa magaalada Muqdisho ka furay meherad ay ku kireeyaan dharka xaragada oo ay ku jiraan suudhadhka iyo weliba kabaha kala duwaniba, kaas oo qofka kiraysanayaa uu bixinayo lacag uu awoodi karo....more4minPlay
July 30, 2024MUQDISHO: WALAACA LAGA QABO HUBKII GALAY GACANTA SHACABKA - Luuliyo 30, 2024Bulshada Rayidka ah iyo dadka ka faallooda amniga ayaa walaac xoogan ka muujiyay hubkii dhawaan la doonayay in lasoo geliyo Soomaaliya ee galay gacanta shacabka. Dhacdadan ayaa loo arkaa mid leh dareen aan fiicnayn xilli dhawaan Soomaaliya laga qaaday cuna qabataynya hubka....more4minPlay
July 30, 2024MUDAHARAADO GILGILAY VENEZUELA - Luuliyo 30, 2024Mudaaharaadyo ayaa ka socda guud ahaan Venezuela iyadoo booliisku ay magaalada caasimadda ah ee Caracas ay adeegsadeen sunta dadka ka ilmeysiisa, xilli mucaaradka ay sheegeen in ay hayaan caddeymo ah in ay codadka guud ee doorashadii dhammaadka asbuucii hore ay iyagu ku guuleysteen...more3minPlay
July 30, 2024ROOBABKA KA CURTAY SUDAN OO UGA SII DARAY XAALADDA - Luuliyo 30, 2024Roob gu'ga ee ka curtay dalka Sudan ayaa uga diiray xaaladda bini'aadanimo ee ka jirta dalkaas, xilli ay shacabka Suudaan la daalaa dhacayaan saamaynta dagaalada ka socda Sudan....more3minPlay
July 30, 2024IN KA BADAN 93 QOF OO KU DHINTAY DHUL GO' KA DHACAY HINDIYA - Luuliyo 30, 2024Ugu yaraan 93 qof ayaa ku dhintay dhul go’a ka dhacay Hindiya ka dib roob mahiigaan ah uu ka da’ay beeraha caleenta shaaxa, waxaana ay saraakiishu sheegeen in dhoobada laga soo badbaadiyay ugu yaraan 250 qof....more3minPlay
July 30, 2024SENETOR MARAYKAN AH OO LOO HAYSTO EEDO MUSUQMAASUQ - Luuliyo 30, 2024Dhageysiga dacwadda musuqmaasuqa ee Senetarka Mareykanka ee Robert Menendez ayaa ku dhamaaneysa xukunno dambiyeed dhammaan eedeymaha isaga ka dhanka ah....more4minPlay
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.