Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya... more
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.
August 04, 2024SARAAKIIL LOO XIRAY QARAXII LIIDO - Ogost 04, 2024Dawladda Soomaaliya ayaa saraakiil iyo askar kala duwan u xirxirtay qaraxii ka dhacay xeebta Liido ee ay dadka badani ku dhinteen....more3minPlay
August 04, 2024HABLO CAAN KA AH TIKTOK OO XUKUN LAGU RIDAY MUQDISHO - Ogost 04, 2024Maxaa keenay in hablo caan ka ah baraha bulshada in lagu rido xukunkan?...more2minPlay
August 04, 2024ISRAA'IILIYIIN MIDDO LAGU DILAY - Ogost 04, 2024Weerar ka dhacay caasimadda dalka Israa'iil ee Tel Aviv oo loo adeegsaday mindi ayaa keenay dhimasho iyo dhaawac...more5minPlay
August 04, 2024KENYA OO LAGA HIRGELIYEY ADEEG LAGU CAAWINAYO DADKA NAAFADA AH - Ogost 04, 2024Kenya oo laga hirgeliyey adeeg dadka naafada ah u sahlaya inay raaci karaan gaadiidka kala duwan, ka dib adeeg uu soo kordhiyey ganacsade dalkaas u dhashay...more5minPlay
August 04, 2024BANAANBAXYADA MUHAAJIRIINTA LOOGA SOO HORJEEDO EE BRITIAN - Ogost 04, 2024Ciidamada Ingiriiska ayaa la tacaalaya rabshado looga soo horjeedo muhaajiriinta oo ka dhashay, weerarkii mindida loo adeegsaday ee lagu dilay saddexda hablood, iyaga oo ka digay in rabshadaha socdaa ay keeni karaan inaan si mugleh loo baadhin dembiyada kale ee dhaca...more4minPlay
August 04, 2024Qubanaha VOA - Ogost 04, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
August 01, 2024IRAN OO KU BAAQDAY IN LOO AARGUDO ISMAIL HANIYAH - Ogost 01, 2024Iran ayaa qabatay isku imaatin tacsi ah khamiista maanta iyadoo ku baaqday in laga aarguto ka dib dilkii Tehran loogu gaystay madaxii siyaasada ee Xamaas Ismail Haniyeh oo ay ku eedeeyeen Israel....more3minPlay
August 01, 2024ISRAA'IIL OO SHEEGTAY INAY DILEEN TALIYIHII XAMAAS - Ogost 01, 2024Ciidamada Israa'iil ayaa Khamiistii xaqiijiyay in taliyihii militariga Xamaas Mohammed Deif lagu dilay weerar xagga cirka ah oo bishii hore ka dhacay koonfurta marinka Gaza....more3minPlay
August 01, 2024SOMALI KA QAYBGASHAY SHIRWEYNAHA YALI EE MARAYKANKA - Ogost 01, 2024Ku dhowaad 700 dhalinyaro ah oo laga kala keenay dalalka Africa ayaa waxaa uga socdo magaaladan Washington, D.C. Shir loogu tababareyo hoggaaminta wanaagsan....more6minPlay
August 01, 2024BELEDWEYNE OO YEELATAY DABDAMIS - Ogost 01, 2024Magaalada Beledweyne ayaa markii ugu horreysay yeelatay adeegga dabdamiska. Ganacsato magaalada kasoo jeeda ayaa dibadda kasoo iibiyay gaadiidkan, kaas oo la filayo in uu wax badan ka qabto dabka ka kaca magaalada oo khasaare badan geysta....more4minPlay
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.