Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya... more
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.
August 07, 2024SHIRKA QURBEJOOGTA SOOMAALIYEED - Ogost 07, 2024Magaalda Muqdisho waxaa ka furmay shirka golaha maalgashiga Qurbojoogta, kaas oo diiradda lagu saarayo sidii ay qurbo-joogta Soomaalidu u maalgashan lahaayeen Somalia....more5minPlay
August 07, 2024BANGLADESH OO HOGGAAMIYE CUSUB LOO DOORTAY - Ogost 07, 2024Bangaladesh oo hoggaamiye KGM ah u dooratay Muhammad Yunus oo haysta bilhada nopel-ka, mucaaradna ku ahaa, RW hore Sheikh Xasina oo dalka ka caratay...more2minPlay
August 07, 2024Qubanaha VOA - Ogost 07, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
August 06, 2024HARRIS OO XULATAY MADAXWEYNE KU XIGEEN - Ogost 06, 2024Kamala Harris ayaa madaxweyne ku xigeen u xulatay, guddoomiyaha gobolka Minnesota, kaas oo xidhiidh soke la leh, jaaliyadda ballaadhan ee ku nool dalka Maraykanka....more6minPlay
August 06, 2024HANJABAADDA ERDOGAN EE ISRA'IL - Ogost 06, 2024Hanjabaadda madaxweyne Erdogan ee ah 'inuu farogelinayo dagaalka Qaza', saamayn ma ku yeelan kartaa xaaladda dagaalka?...more4minPlay
August 06, 2024UGANDA: HAWEEN KU DEEQA CAANAHA NAASKOODA - Ogost 06, 2024Dalka Uganda, Haween is kaashaday ayaa caanaha naaska ay iyagu iska soo lisaan ugu deeqa caruur aan caano ku filan ka helin naaska hooyooyinkooda....more4minPlay
August 06, 2024XISBULLAAH IYO ISRAA'IIL OO ISUGU JAWAABAY DUQAYMO - Ogost 06, 2024Ciidamada Israel ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay koonfurta Lubnaan oo ay ku dhinteen afar qof, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee Lubnaan. Dhinaca kalena, Ururka Xisbullah ayaa qaaday weeraro xiriir ah oo ah dayuuradaha droneska iyo gantaallo uu la beegsaday woqooyiga Israel....more2minPlay
August 06, 2024HARIS IYO SIYAASADDA DIBEDDA - Ogost 06, 2024Musharaxa Dimuqraadiga Kamala Harris oo la tartamaysa musharraxa Jamhuuriga Donald Trump, ayaa si weyn isha loogu hayaa waxay noqon doonaan siyaasadeeda ku aadan taageerada milatari ee la siiyo Israel iyo Ukraine; Shiinaha; iyo dhibaatada soogalootiga ka haysata dalka Maraykanka....more4minPlay
August 06, 2024BAARLAMAANKA BANGLADESH AYAA LA KALA DIRAY - Ogost 06, 2024Madaxweynaha Bangladesh ayaa kala diray baarlamaanka dalkaasi, si uu wadada ugu xaaro doorashooyin cusub oo lagu dooran doono dowlad bedesha RW Sheikh Xasina oo dalka ka carartay....more3minPlay
August 06, 2024Qubanaha VOA - Ogost 06, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.