Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya... more
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.
August 08, 2024WEERAR ARGAGIXISO OO LAGA HORTAGAY AUSTRIA - Ogost 08, 2024Mas’uuliyiin ku sugan dalka Austria ayaa sheegay in labada qof ee looga shakisan yahay in ay doonayeen in ay weeraraan bandhig faneedka fanaanada Taylor Swift ee Vienna ay u muuqdeen kuwo taageersan kooxda ISIS iyo al-Qaacida....more3minPlay
August 08, 2024UK OO LA TACAALAYSA RABSHADAHA - Ogost 08, 2024Raiisal wasaaraha UK Keir Starmer ayaa maanta wacad ku maray in aanu fududayn doonin dadaalada lagu joojinayo rabshadaha ay waddaan kooxada midigta fog ee ka socda magaalooyinka iyo magaalooyinka Ingriiska....more6minPlay
August 08, 2024MOHAMED YUNUS OO DIB UGU LAABTAY BANGLADESH - Ogost 08, 2024Muxamed Yunus oo hore ugu guuleystay abaalmarinta Nobelka ayaa Khamiista maanta dib ugu laabtay Bangladesh si uu u hoggaamiyo dowlad ku meel gaar ah, ka dib markii ay iscasishay oo ay ka tagtay dalka ra'iisul wasaarihii hore Sheikh Hasina....more2minPlay
August 08, 2024CIRBIXIYEEN U OLOLAYSA BARASHADA SAYNISKA IYO XISAABTA - Ogost 08, 2024Cirbixiyeen Maraykan ah oo madow ayaa maraysa dugsiyada Koonfur Afrika si ay u xoojiso muhiimadda waxbarashada ee xagga sayniska, tignoolajiyada, injineernimada, farshaxanka iyo xisaabta....more5minPlay
August 08, 2024DAGAALKA CIIDAMADA RUUSHKA IYO UKRIANE EE XUDUUDDA - Ogost 08, 2024Ciidamada Ruushka ayaa la sheegayaa in maalintii saddexaad ay xadka Ukraine kula dagaallamayaan ciidamo duulaan ka soo qaaday dhinaca Ukraine....more3minPlay
August 08, 2024Qubanaha VOA - Ogost 08, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
August 07, 2024DIYAARGARAWGA DOORASHADA SOMALILAND - Ogost 07, 2024Xisbiyada iyo ururada siyaasadda ee Somaliland ayaa haatan guda-galaya inay bilaabaan ololaha doorashada la filayo inay Somaliland ka dhacdo bisha November. Haddaba doorashada Somaliland iyo rajada laga qabo inay wakhtigeeda ku dhacdo, ayaan ka waraysanay, Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Caddaani...more9minPlay
August 07, 2024TURKIGA OO KU BIIRAYA DACWADDA KA DHANKA AH ISRAEL - Ogost 07, 2024Dawladda Turkiga ayaa QM u gudbisay codsi ay ku doonayso inay dalka Koonfur Afrika ku weheliso dacwadda ka dhanka ah Israel ee lagu eedaynayo inay xasuuq geysatay, sida uu sheegay mas’uul u dhashay dalka Turkigu....more2minPlay
August 07, 2024HOGGAAMIYAHA SIYAASADDA EE HAMAAS - Ogost 07, 2024Waa kuma hoggaamiyaha siyaasadda ee ay Xamaas dooratay ee Yaxya Sinwar...more6minPlay
August 07, 2024ARAGTIDA SOMALIDA EE KU XIGEENKA AY DOORATAY HARRIS - Ogost 07, 2024Tim Walz, guddoomiyaha gobolka Minnesota ee Kamala Harris ay u xulutay inuu kuxigeenkeeda noqdo ayaa xiriir dhow la lah Soomaalida badan oo dagan gobolka Minnesota. Haddaba Soomaalidu siday u arkaa in Tim uu noqdo kuxigeenka Harris, iyo waliba wuxuu ku soo kordhin karo tartanka madaxtinimada....more4minPlay
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.