Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya... more
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.
August 12, 2024Qubanaha VOA - Ogost 12, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
August 11, 2024MUUSE BIIXI OO TURKIGA EEDEEYAY - Ogost 11, 2024Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo safar ku jooga magaalada Berbera ayaa sheegay inaysan aqbalayn dhex-dhexaadinta Turkigu uu ka dhex-wado Somalia iyo Ethiopia, isagoo sheegay in Somaliland aysan marnaba aqbalin in baddeeda loo soo maro madaxweyne Xasan Sheekh...more2minPlay
August 11, 2024WADAHADALKA SOOMAALIYA ITOOBIYA - Ogost 11, 2024RW Ethiopia iyo madaxweynaha Turkiga ayaa ka wada hadlay dadaalka uu Turkiga ku doonayo in xal loogu helo muranka u dhaxeeya Somalia iyo Ethiopia....more4minPlay
August 11, 2024MUXUU KA DHIGAN YAHAY WADAHADALKA TURKIGU - Ogost 11, 2024Kulanka xasaasiga ah ee Ankara uga fumaraya Somalia iyo Ethiopia maxaa lagu macnayn karaa? Turkgigu muxuu labada dhinac ku qanciyay? Labada dhinac diyaar ma u yihiin inay isku tanaasulaan?...more9minPlay
August 11, 2024SARE U KACA ISTICMAALKA DAROOGA EE ISRA'IL - Ogost 11, 2024Adeegsiga iyo qabatinka balwadaha iyo maandooriyaha ayaa kor u kacay gudaha Israel, arrintan ayaa cirka isku shareertay tan iyo wixii ka dambeeyay bilawgii dagaalka Qaza....more5minPlay
August 11, 2024GAZA HA LAGA GUURO - Ogost 11, 2024Milatariga Israel ayaa amar ku bixiyay in daadgurayn dheeri ah laga sameeyo koonfurta Qasa kadib duqayn khasaare ka dhashay oo lala beegsaday dugsi hoy ahaan loo adeegsado, iyadoo ay ku dhinteen ugu yaraan 80 qof oo Falastiiniyiin ah sida ay sheegeen masuuliyiinta caafimaadka ee maxaliga ah...more3minPlay
August 11, 2024Qubanaha VOA - Ogost 11, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
August 08, 2024SHARCIYADA DOORASHADA IYO XISBIYADA OO LA ANSIXIYEY - Ogost 08, 2024Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansiyay sharciyo cusub oo ku saabsan doorashooyinka iyo Axsaabta siyaasadda, kaas oo ujeedkiisu ahaa in Somalia lagu hago hannaanka doorashada hal qof iyo hal cod ah....more4minPlay
August 08, 2024MUSHARAXIINTA HOGGAANKA MIDAWGA AFRIKA - Ogost 08, 2024Afar siyaasi oo Afrikaan ah oo u kala dhashay Jabuuti, Kenya, Madagaskar iyo Mauritius – ayaa u tartamaaya si ay ula wareegaan xilka ugu sarreeya ee Midowga Afrika....more3minPlay
August 08, 2024BANAANBAXYADA KENYA OO DIB U BILAABMAY - Ogost 08, 2024Dalka Kenya, Dibad-baxayaasha ka soo horjeeda dawladda ayaa si degdeg ah loo kala eryay iyadoo boolisku ay ku rideen sunta dadka ka ilmeysiisa, isla markaana ay xireen dhow qof....more3minPlay
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.