Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya... more
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.
August 14, 2024Soomaaliya iyo Masar oo Heshiis Difaac kala Saxiixday - Ogost 14, 2024Somalia iyo Masar ayaa Qaahira ku kala saxiixday heshiis difaac. Heshiiskan ayaa imanaya iyadoo shalay uu burburay wadahadalkii Turkiga uga socda Soomaaliya iyo Itoobiya. Haddaba sideed u aragtaa heshiiskan...more3minPlay
August 14, 2024BANAANBAXYADA KA SOCDA MUQDISHO - Ogost 14, 2024Magaalada Muqdisho waxaa ruxay banaanbaxyo ay dhigayaan darawaliinta gaadiidka yaryar ee mooto bajaajta...more4minPlay
August 14, 2024ILHAN CUMAR OO KU GUULAYSATAY DOORASHO XASAASI AH - Ogost 14, 2024Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay doorasho xasaasi ah oo gobolkeeda ka dhacday, ka dib tartan adag oo ay la gashay musharax wateen ururka u ololeeya danaha Israa'iil ee AIPAC....more5minPlay
August 14, 2024ISRAEL OO KA CABSANEYSA IIRAAN - Ogost 14, 2024Israa'iil ayaa isu diyaarinaysa weerar uga yimaadda Iran, ka dib dilalkii loo geystay hoggaamiyaha garabka siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniyah iyo taliyihii ciidamada Xisbullah. Israa'iil ayaa cabsi xooggan ka qabta weeraro uga yimaadda xulafada Iran ee gobolka....more5minPlay
August 14, 2024Qubanaha VOA - Ogost 14, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
August 13, 2024DAAWO BARNAAMIJKA GALKA BAARISTA - Ogost 13, 2024Wuxuu ka jawaabayaa su'aalaha ah: Waa maxay dawada Tramadol ee maandooriyaha loo isticmaalo? Imisa dhallinyaro ah ayaa maalintii u geeriyoota isticmaalkiisa? Meeqo ayaa ku waalatay? Siduu dalka kusoo galaa? Yaa soo geliya iyo kuwo kale....more18minPlay
August 13, 2024SHIRKII WADAHADALADA SOMALIA IYO ETHIOPIA OO BURBURAY - Ogost 13, 2024Wada hadaladii dadbanaa ee wafuudda Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday dalka Turkiga ayaa maanta natiijo la’aan ku dhammaaday...more7minPlay
August 13, 2024LOOLLAN ADAG OO KA JIRA KURSIGA ILHAN CUMAR - Ogost 13, 2024Xildhibaan Ilhan Cumar oo maanta loolan adag kala kulmaysa isla musharrax ka socda xisbiga Dimoqraadiga oo ay ka adkaatay doorashadii 2022-ka....more3minPlay
August 13, 2024BAASHAALKA DHALLINYARADA BELEDWEYNE - Ogost 13, 2024Dhalinyarada Beledweyne qaarkood oo u nasasho tagaan duleedka magaalada...more5minPlay
August 13, 2024CIMAAMADDA FALASTIINIYIINTA - Ogost 13, 2024Suuqa iyo isticmaalka cimaamadda Falastiniyiinta ayaa si aada sare ugu kacay tan iyo wixii ka dambeeyey markii dagaalka Qaza uu bilaabmay...more5minPlay
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.