Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya... more
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.
August 20, 2024SISI OO KA DIGAY KHATARTA DAGAALKA QAZA - Ogost 20, 2024Madaxweynaha dalka Masar ayaa ka digay khatarta dagaalka Qaza, taasoo ah inuu ku fidi karo gobolka. Madaxtooyada ayaa intaas raacisay in "Xabbad joojinta Gaza ay tahay inay noqoto bilowga aqoonsiga dawladda Falastiin iyo hirgelinta xalka labo dawladood oo daris ah....more4minPlay
August 20, 2024NIN DILAY 42 HAWEEN AH OO BAXSADAY - Ogost 20, 2024Booliiska Kenya ayaa Talaadadii bilaabay baadi goobka nin ay sheegeen inuu qirtay inuu dilay 42 haween ah oo uu jarjaray, kaas oo ka baxsaday xabsiga uu ku jiray oo ku yaalla magaalada Nairobi. Ninka ayaa waxaa weheliyey 12 kale oo maxaabiis ahaa....more2minPlay
August 20, 2024Qubanaha VOA - Ogost 20, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
August 18, 2024MADAXWEYNE XASAN OO EEDEEYEY ETHIOPIA - Ogost 18, 2024Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku eedeeyay Itoobiya inaanay aqbalin in Somalia ay tahay dal madax bannaan. Isaga oo faahfaahin ka bixiyey sababaha keenay inay wadahadaladii ay la lahaayeen Ethiopia ay burburaan....more4minPlay
August 18, 2024GANACSIYADA MUQDISHO OO U XIRAN MURAN CASHUUREED - Ogost 18, 2024Qaybo ka mida ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa albaabada isugu dhuftay goobahooda ganacsiga iyaga oo cabasho ka muujinaya cashuuro cusub oo ay dawladdu doonayso in la hirgeliyo....more5minPlay
August 18, 2024XANUUNKA FURUQA DAAYEERKA OO MEELO BADAN LAGU ARKAY - Ogost 18, 2024Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa xaalad deg deg ah oo caalami ah kasoo saartay faafitaanka xanuunka furuqa daanyeerka ee Mpox ee dalka Congo iyo meelo kale oo kamid ah qaarada Africa, iyagoo dalbaday tallaabo deg deg ah oo lagula tacaalayo faafitaanka virus-kan....more6minPlay
August 18, 2024WERWERKA LAGA QABO DOORASHADA MARAYKANKA - Ogost 18, 2024Labo waribixinood oo soo baxay toddobaadkan ayaa keenay welwel la xiriira dadaallo la doonayo in lagu arbusho doorashada madaxtinimo ee Maraykanka....more4minPlay
August 18, 2024Qubanaha VOA - Ogost 18, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
August 15, 2024XARUNTA KELYAHA LAGU SIFEEYO EE WAJEER - Ogost 15, 2024Dadka deggan gobolka Woqooyi Bari ee Kenya ee ay soo foodsaaraan xanuunada ku dhaca kelyaha ayaa haatan waxaa Wajeer looga furay xarun caafimaad oo kelyaha lagu sifeeyo, addeegaasi oo markii hore ay Nairobi u tagi jireen....more4minPlay
August 15, 2024Qubanaha VOA - Ogost 15, 2024Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo....more30minPlay
FAQs about Qubanaha VOA - VOA:How many episodes does Qubanaha VOA - VOA have?The podcast currently has 1,232 episodes available.