Sign up to save your podcasts
Or

Fariin ii reeb :)
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale.
Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso xalqadan.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
By Amaal Haybe4.5
4343 ratings

1,062 Listeners

2,083 Listeners

70 Listeners

69 Listeners

146 Listeners

207 Listeners

155 Listeners

191 Listeners

61 Listeners

10 Listeners

43 Listeners

24 Listeners

8 Listeners

9 Listeners

27 Listeners