Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
March 28, 2022Wararka maanta ee Sweden.Nin lagu toogtay magaalada Stockholm iyo warar kale.*Macalin Jaamac, oo hore Sweden darawalnimo uga shaqayn jirey, ayaa sheegay in loo magacaabay lataliyaha wasaaradda gaadiidka ee Somaliland si uu uga shaqeeyo arrimaha amniga gaadiidka waddooyinka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 25, 2022Wararka Maanta ee SwedenDad aad u yar ayaa raadsaday daweynta cudurka kansarka intii lagu jiray cudurka faafa ee Covid19Dhanka kale, Subaxnimadii jimcaha, afar qof ayaa la codsaday in lasoo xidho iyada oo lala xiriirinayo faldambiyeed ka dhacay Dukaanka ICA-Härvaniyo wararka kale oo dheeraad ah kala soco bogeena Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Gobolka jämtland oo soo guryo badan u helay dadka qaxootiga...more4minPlay
March 24, 2022Wararka maanta ee Sweden.Kooxda kubada cagta Iswiidhan oo caawa ka hor iman doonta kooxda Sheekiya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 23, 2022Wararka maanta ee Sweden.300 000 qof oo ka soo qaxay Yuukraain ayaa dalkan soo gaadhi kara, dhaleecayn loo soo gudbiyay degmooyinka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 22, 2022Wararka maanta ee Sweden.Wasaarada difaaca oo loo gudbiyay dhaleecayn, weerarkii iskuulka Malmö iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 21, 2022Wararka maanta ee Sweden.Waxaa cisbitaalka magaalada Falun ku yar caanaha naasaha, mudaharaad lagu taageerayo Yuukraain iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 18, 2022Wararka maanta ee Sweden.Kooxda qaranka kubada cagta ee Ruushka ayaan ka qeeyb geli doonin koobka adduunka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 17, 2022Wararka maanta ee Sweden.Ururka dekada oo joojin doona maraakiibta ka yimaada amba ku socda Ruushka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 16, 2022Wararka maanta ee Sweden.Fikirka ay soomaalida Örebro ka qabto Nato maxeey tahay? Iyo qodobo kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 15, 2022Wararka maanta ee Sweden.Heeyada socdaalka ayaa sheegtay in ay 500 shaqaale oo cusub ka shaqaleeysiin doonto wakhtiga fooda inugu haya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.