Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
February 28, 2022Wararka maanta ee Sweden.500 000 oo qof ayaa ka soo qaxay dagaalka Yuukraain iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 25, 2022Wararka raadiyaha SwedenCaruur iskuuleey oo su'aal weydiiyay Putin, Volodymyr oo u mahadceliyay Sweden & warar kale ...more3minPlay
February 24, 2022Wararka maanta ee Sweden.Duulitaanka Ruushka ee dalka Yuukraain iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
February 23, 2022Wararka maanta ee Sweden.Dawladda oo soo jeedisay hindise cusub oo ku saabsan daryeelka caafimaad iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
February 22, 2022Wararka maanta ee Sweden.Ururo doonaya in caruurta iskuulka wax laga baro cudurada maskaxda, basas isku dhacay Stockholm iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
February 21, 2022Wararka maanta ee Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wakhtiga sugitaanka basaboorka oo dheeraaday, dhiiga oo ku yar gobolada qaar iyo warar kale....more3minPlay
February 18, 2022Maanta iyo wararka radio SwedenDiyaaradaha dagaalka Mareykanka oo muuqooda lagu arkay Koonfurta dalka. Shaqsiyaad ka tirsan shabakadda Vårbynätverke too xabsi dheer lagu xukumay iyo Siyaasiinta soomaalida oo sheegay in doorkan arrimo badan ay diirada saarayaan xilli ay soo dhow yihiin doorashaddii dalka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 17, 2022Maanta iyo wararka radio SwedenTababar meleteri oo la siin doono ciidanka difaaca madaniga gobolka Gävleborg. Dadka Sweden ee qaatay tallaalka 3aad oo ay shan malyan ku dhow yihiin. Iyo gabar soomaali ah oo shirkad taksi furatay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 16, 2022Wararka raadiyaha SwedenDhalinyaro roonda habeenkii ka bilaabay Norsberg, Shaqaale iskuul oo lagu heysto in uu caruur fara xumeeyay & warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
February 15, 2022Wararkii maanta & SwedenBaarlamanka EU oo guddi baara u saara baarista barnaamijka wax lagu basaaso ee Pegasus, nin loo haystey ilmo la toogtey oo la daayey & Fatha Mohamed oo samaysay website lagu iibiyo dharka asturan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.