Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
February 14, 2022Wararkii maanta & SwedenRW & Abaanduulka Ciidanka Sweden oo iska arkay arrinta Ukraine, toogashooyin dhimasho sababay oo ka dhacay Skarpnäck, iyo Kastamka oo qabtay daroogo aad u badan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 11, 2022Wararka maanta ee Sweden.Dad lagu tuhunsanaa inay lacago dhaqeen oo la xumay, Milkiile meel dadka lagu masaajo oo isna lagu xukumay xabsi iyo masaafurin. Iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 10, 2022Wararka maanta ee Sweden.Bangiga dhexe ee Iswiidhan oo sheegay in aaney wax ka bedeli doonin heerka dulsaarka, Mashruuc lagu caawinayo soogalootida dalkaan ku cusub ee dhanka waxbarashada oo ay dowlada soo jeedisay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 09, 2022Wararka maanta ee Sweden.Komiishan EU-da oo Sweden ashtakeeyay, Xayiraadyadii corona oo maanta la joojiyay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 08, 2022Wararka maanta ee Sweden.Milkiilayaasha makhaaxidaha oo xirfadleyda la', Doorashadii dalka oo soo dhow iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 07, 2022Wararka maanta ee Sweden.Warbixino been ah oo lagu gudbiyay aaladaha internetka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
February 04, 2022Wararka raadiyaha SwedenSafiirka Soomaaliya ee dalkaan Sweden oo waraaqihiisa aqoonka la gudoomay, Ciyaaraha Olombikada oo maanta furmay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
February 03, 2022Wararka maanta ee Sweden.Xayiradyadii corona oo todobaadka dambe ku eeg iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 02, 2022Maanta iyo wararkii radio SwedenCarruuro qandho qalal uu ku riday nooca cusub Corona. Ruush-ka oo dhambaal soo diray. Iyo warar kale oo dheeri ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 01, 2022Wararka maanta ee Sweden.Maryan Cabdulle Warsame oo keentay ra’yi ku saabsan makhaayad wareegaysa oo gaari saaran, Musaafiriinta ka imaanaya Norway oo baaritaanka laga joojin doono iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.