Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
January 17, 2022Wararka maanta ee Sweden.Goob masaaj oo lagu helay inay sameeyaan adeegyo galmo ah & xeeladda loo degey, Nabad Sugidda SÄPO oo baadhitaan ku bilowday daroonkii lagu dul arkay wershado nukliyeerka dhaliya. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
January 13, 2022Wararka maanta ee Sweden.Cisbitaallada Sweden oo dhiig laga waayey, faafidda caabuq-sidaha corona oo sii kordhi doonta waqtiyada soo socda iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 12, 2022Wararka maanta ee Sweden.Urur ay soo wacaan dadka is dilaya oo kaalmo codsaday, haweenay lacag ka badan 20,000 oo kr lagu dallacay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 11, 2022Wararka maanta ee Sweden.Faafida nooca cusub ee corona oo kor u kacay iyo warar kale.*Qofkaan oo aan ugu yeerayno ”Geeddi” balse magac kale leh ayaa loo xiray dembi la xiriira gaangiisternimo. Qoraalkaan waxaan ku kabnay dembiyada lagu eedeeyay "Geeddi". Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
January 10, 2022Wararka maanta ee Sweden.Ra´iisal wasaaraha dalkan oo ka jawaabtey arrinta ku saabsan ammaankeeda, dowladda diiddan in ay Sweden ka mid noqoto NATO iyo dugsi la weeraray iyo dad lagu dhaawacay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
January 07, 2022Wararka raadiyaha SwedenHooyo haysata gabar maskaxda dhaawac ka qabta oo dhibaato sheegatay, Yaasiin: Waa dhibaato in la shaqaaleeyo qof aanan afka aqoonin, iyo toogasho ka dhacday magaalada Malmö. ...more3minPlay
January 05, 2022Wararka raadiyaha SwedenSweden oo qiratay khalad ay samaysay xilligii kasoo bixitaanka Afgaanistaan, Wararkii ugu dambeeyey ee kiisaska aadka u koraya ee Omikron & Volvo oo macaashtay walow uu hoos u dhac iibka ihi jirey bishii Diseembar. ...more3minPlay
January 04, 2022Wararka raadiyaha SwedenDhallinyarada xadgudubka lagula kaco oo ay dhibaato hor lihi soo wajahdo marka kiiskooda lasoo bandhigo, kiisaska Omikron oo ay adkaatay in la xakameeyo & maamulihii hore ee Swedbank ayaa lagu soo oogay wax isdaba marin. ...more3minPlay
January 03, 2022Wararka raadiyaha SwedenXaruunta tareennada Stockholm oo ay korontadu ka tagtay, Kiisaska xanuunka covid-19 ee cisbitaallada oo faraha ka baxay xilligii fasaxa & Iibinta baabuurta korontada ku shaqeeya oo kordhay sannadkii hore ...more3minPlay
December 30, 2021Wararka raadiyaha SwedenDuniya oo sharxeysa sababaha shaqa la'aanta mudada dheer, Gobolka Dalarna oo maxkamad lala tiigsadey kaddib markii ay soo rogeen shahaadada Covid, Booliiska oo raadinaya nin dil ka gaystey Linkoping. ...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.