Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
December 14, 2021Wararka raadiyaha Sweden500 oo askari oo dhibbow ku jirtey ayaa guryahoodii loo diray,Nin ka basaasayey koonfurta Sweden oo la xukumay iyo Qiimaha korontada oo uu ku dhacay sicir barar daran ...more2minPlay
December 13, 2021Wararka raadiyaha SwedenHay'adda dambiyada dhaqaalaha oo ku guulaysan la' hakinta lacagaha kooxaha dambiilayaasha ah, 5 eedeysane oo loo xiray isku day dil ka dhacay Veberöd & dayactir wado tareen oo carqalad weyn ku ah dadka deggan Hjärup ...more3minPlay
December 10, 2021Wararka raadiyaha SwedenSharciyo khuseeya dadka dukaamada xada oo doodi ka joogto, markabkii gabanayey oo go'aan laga gaarey & Dhibaato Soomaalida ka haysata diiwaangelinta rasmiga ah ee guurka. ...more3minPlay
December 09, 2021Wararka raadiyaha SwedenNoocyada tallaalada jira oo kala daciifsan marka lala tacaalayo Omicron, dowladda oo war cusub kasoo saartay xadidaaha jira, & wararkii ugu danbeeyay iyo markabka ku gubanaya Vinga. ...more3minPlay
December 08, 2021Wararka raadiyaha SwedenWaxyaabo qoysaska ka dhex dhaca oo lagu darayo sharciga argagixisada, Norway oo gurmad usoo dirtay markabka ku gubanaya xeebta Göteborg & nin 30-sano jir ah oo loo soo xiray dilkii Adriana. ...more3minPlay
December 07, 2021Wararka raadiyaha SwedenDiyaarad ay saarnaayeen siyaasiyiin caan ah oo ayay cilladi ku timid, fanaaniinta oo aan shuruud looga dhigi doonin shahaadada Covid-19, iyo farriimaha tuugadu ay soo diraan oo batay xilligan dukaamaysiga. ...more3minPlay
December 06, 2021Wararka raadiyaha SwedenBooliiska Sweden oo hanjabaado & cunfi la kulma, Finland oo u goysey diyaaradaha Sweden iyo gabar Soomaaliyeed oo hanatay abaalmarin muhim ah. ...more3minPlay
December 03, 2021Wararka maanta ee Sweden.Haweeney mayd ah oo laga helay koonfurta Sweden iyo hindise ku saabsan musharooyinka hooseeya oo laga doodayo & war kale... Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 02, 2021Wararka raadiyaha SwedenAabbe carruurtiisa la dhaawacay oo si qiira leh u hadlay, kiisaska karoonaha cusub oo gaaraya 6 kiis iyo Isbitaallada V. Götaland oo shuruud laga dhigay af-xirashada. ...more3minPlay
December 01, 2021Wararkii maanta & SwedenBooliiska oo la siinayo fursad ay xoog ugula wareegi karaan telefoonka qofka ama ay farriimaha ku eegi karaan, baraf daran oo laga digayo & shuruudaha laga doonayo qofka cumraysanaya. ...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.