Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
November 30, 2021Wararka maanta ee Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Nooca cusub ee corona oo laga helay dalka iyo Ra´iisal Wasaaraha dalkan oo soo jeedisay hadalkeedii ugu horreeyay, Stockholm oo laga helay kiiskii ugu horreeyey ee nooca cusub ee Covid-19....more2minPlay
November 29, 2021Wararka maanta ee Sweden.Sicirka korontada oo kor u kacay, buug ka hadlaya cuntada laga cuno geeska Afrika oo ay Soomaalidu ku jirto iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 26, 2021Wararka raadiyaha SwedenSoomaali badan oo aan wali is talaalin oo haatan doonaya inay is tallaalaan, dab qabsaday guri dabag ah oo ku yaalla Ånge iyo Feyraska koroona oo saameeyay suuqyada saamiga. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 25, 2021Wararka raadiyaha SwedenSaciida Moge oo soo dhoweysay xilka Magdalena loo magacaabay, EMA oo talaalka Pfizer-biotech ansixin u doonaya iyo dhaliil loo jeediyey Iskuul cusub oo Borlänga laga furay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 24, 2021Wararka raadiyaha SwedenMagdalena oo taarikhda gashay & xogo ku saabsan dhacdadan. Booliska Uddavalla oo fashiliyay qarax miino. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 23, 2021Wararka raadiyaha SwedenGabar Soomaali ah oo abaalmarin lagu siiyay hal-abuur. Wasiirrada EU oo ka shiray arimaha covid-19 & tallaalka 3-aad + Iskuul walxo kiimiko ah lagu arkay oo caruurtii laga badbaadiyey. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 22, 2021Wararka raadiyaha SwedenBoqorka Sweden oo abaalmarin siiyey gabar Soomaali ah, S iyo V oo aan wali heshiis ahayn + afhayeenka oo soo gudbiyey Magdalina, iyo 20-ruux oo bas ku dhaawacmay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. ...more3minPlay
November 19, 2021Wararkii maanta & SwedenXisbiga L oo isku khilaafsan la shaqaynta SD, 2 muwaadin oo Swedish ah oo Itoobiya lagu xirey & laba walaalo ah oo basaasnimo lagu haysto oo maxkamad lasoo taagey. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 18, 2021Wararkii maanta & SwedenAnders Tegnell oo caddeeyey shahaadada rasmiga ah ee Covid-19, nin dowladda u shaqaynayey oo basaasnimo loo haysto & nin loo haystey isku day dil oo la ogaadey inuusan dhimirkiisu saaxi ahayn. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 17, 2021Wararkii maanta & SwedenIsu imaanshaha wixii ka badan 100 qof oo laga rabi doono shahaadada Covid, nin qirtay inuu dil & dhaawac u gaystey ilmo uu dhalay + Jamciyadda Booliiska oo ka hadashay sababta askar rukhsaysatay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.