Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
November 02, 2021Wararkii maanta & SwedenHindise iska horkeeni kara boostaalayaasha & kooxaha daroogada, jidad loogu magac daray aqoonyahanno cunsuri ahaa oo magaca laga bedelayo & Hay'adda Daryeelka Bulshada oo ka dayrisay guddniinka gabdhaha. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 01, 2021Wararkii maanta & SwedenCarruurta oo Förskola kusoo noqon kara 24 saac kaddib haddii aysan qandhaysnayn, Sweden oo la wareegaysa hoggaanka ciidanka jooga Mali & Waalidiin Soomaali ah oo ku lugeeyay Rinkeby & ujeedka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 29, 2021Wararka maanta ee Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dhaleecayn loo soo gudbiyay heeyada caafimaadka, tirada u dhintay covid-19 oo kor u kacay iyo warar kale....more3minPlay
October 28, 2021wararka maanta iyo swedenxaaladihii ugu dambeeyay ee covid-19.Karin tegnel oo loo caleema saaray agaasimaha guud ee hayadda caafimaadka bulshada.Mustafe Cabdiraxmaan "waxaan qoray book anfacaya dhalaanka soomaalida Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 27, 2021Wararka maanta iyo SwedenDowladda oo ku baaqday doos seddexaad oo talaal ah.Dacwad ka dhan ah wiil dilay Askari oo Jumcaha furmaya.Dowladda oo qobaro u saartay ilmo waa hore dalka dibaddiisa lagasoo kaxaysanjiray Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 26, 2021Wararka maanta iyo Sweden.bulshada swedishka oo siwayn uga welwelsan aaladaha Bulshada.15kun oo qof ayaa sweden ugu geeriyootay Covid-19.Safiya Gacal "xaafadda Tjärna Ängar waa xaafad aad u wanaagsan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 25, 2021Wararka maanta iyo SwedenCaruurta 4-jirrada cayilan oo soo badanaysa.biyo la'aan looga digayo dadka ku dhaqan Skåne.warshadda shirka Eberspächer oo la jabsaday. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 22, 2021Wararka maanta ee Sweden.Dilkii Einar iyo Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku tagtay magaalada Boden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
October 21, 2021Wararka maanta iyo SwedenFuriinka ugu badan Sweden oo dhaca Bisha October. Ardayda waalidkood guryaha ku caawiyaan oo natiijo sare helo.sidee ufaaraan hablaya Soomaaliyeed ee Sweden ku dhashay? Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 20, 2021Wararka maanta iyo SwedenHaween iyo ilmo ka imanaya Daacish. Xubno khaansiir laga soo saarey oo dad lagu abuurey. Aabbe soomaaliyeed iyo lix ilmood oo uu dhalay oo hooyadood waayey ambulans ka soo daahay dartii. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.