Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
October 01, 2021Maanta iyo wararkii ugu dambeeyeyXisbigga L oo doonayo in miisaaniyad xoog leh geliyo iskuuladda. Shacab isku diyaarinaya iney tagaan baararka laga caweeyo. Wiil 17- kii jirka ahaa lagu eedeyey dilkii askari Göteborg lagu dilay oo dembi baarista lagu sii heyn dono. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 30, 2021Wararka maanta ee SwedenSaddax gabdhood oo bilaabay podd todobaadle ah, Iskuulada aan tayada lahayn oo la xirayo iyo Hooyooyin bannaan bax ka fuliyey Stockholm Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 29, 2021Wararka maanta ee SwedenAndersson oo loo magacaabay hogaaminka S, Warbixinta covid iyo Sverigedemokraterna oo soo jeediyey mushaar kordhin Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 28, 2021Wararka maanta ee SwedenRa’iisal wasaaraha oo ka hadlay qaraxa Göteborg, Zlatan oo dib ugu soo laabtay xulka qaranka Sweden iyo Booqashada Boden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 27, 2021Wararka maanta ee SwedenFilin cusub oo si muuqata u muujinaya godka markabkii Estonia, M oo maalgelin ballaaran gelinaya hayadaha cadaaladda iyo Baska oo albaabka hore oo kaliya laga galayo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
September 24, 2021Wararka maanta ee Sweden.Xisbiga C oo go´aamiyay in gudniinka ragga mamnuuc laga dhigo, dhakhtar ilke oo xidiidh la leh urur naazi ah iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 23, 2021Wararka maanta ee Sweden.Heeyada caafimaadka bulshadda oo isku diyaarinaysa talaalkii saddexaad ee covid-19, go´aan cusub oo maanta ka yimid barlamaanka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
September 22, 2021Wararka maanta ee Sweden.Wareeysi aanu la yeelanay Xuseen Maxamed Cabdulle oo ah mas’uulka mareegta iyo mad-bacadda Laashin. Sido kale haween la xidhay ka dib lagu tuhmay in ay la garab dagaalantay Daacesh. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
September 21, 2021Wararka maanta ee Sweden.Xisbiga Socialdemokraterna oo hindise cusub oo ku saabsan iskuulada dalkan la timid, dawladda oo shirkada Cementa u oggolaatay qoditaanka nuuradda ay ka waddo Gotland iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
September 20, 2021Wararka maanta ee Sweden.Dawladda oo maanta soo bandhigtay miisaaniyadooda iyo natiijada doorashada kaniisadda. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.