Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
September 17, 2021Wararka maanta ee Sweden.Tirada u dhinta covid-19 oo sii kordhay iyo hooyo da´ yar oo ku daashay magaalada Boden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
September 16, 2021Maanta iyo wararka radio SwedenDowladda oo dooneysa in carruuraha 12 ilaa 15 jir laga tallaalo Covid 19. Göteborg xarrumo lagu hayo waayeeladda oo Corona ka dilaacay. Hey'adda caafimadka bulshada oo kula talisay in dumarka uurka leh ey qaataan tallaalka Covid 19 Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 15, 2021Wararka maanta ee Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Talaalada covid-19 oo heer wanaagsan maraya, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee degmada Boden iyo warar kale....more2minPlay
September 14, 2021Wararkii maanta & SwedenXuduudaha loo xirayo Covid dartii oo dhib laga sheegtay, Malmö FF oo caawa Juventus wajahaysa & nin Soomaali ah oo sheegay faa'iido ku jirta in carruurta la geeyo gobollada fog fog. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 13, 2021Wararka maanta ee Sweden.Dhowr urur oo raba in talaalka covid-19 laga bilaabo 12 jirka, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee Boden oo sii socota iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 10, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku joogta degmada Boden, arday lagu weeraray middi iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 09, 2021Wararkii maanta & SwedenXannibaadaha Covid-19 oo la qaadayo, Dowladda oo balaayiin ku bixinaysa cayrta & daryeelka dadka waawayn, Siciido Mooge oo talo siisay Xisbiga S ee ay ka tirsan tahay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 08, 2021Wararkii ugu dambeeyey & SwedenDowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo aadaynin dalka Qadar. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 07, 2021Wararkii maanta & SwedenShaqooyin dad qabta loo baahan yahay, imtixaannada jaamacadaha oo dhijitaal laga dhigayo, tagsiile xabsi la dhigay kaddib markii uu kufsaday gabar rakaab ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 06, 2021Wararkii maanta & Swedenwiil yar oo isbitaal laga diray iyadoo aan la dawayn oo xaalad halis ah galay, rabshado xiriir ah oo ka dhacay Lund, iyo Ekdal oo dhaawac ku seegaya kulanka Giriigga vs Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.