Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
August 20, 2021Maanta iyo wararkii ugu dambeeyeyArdeyda fasalada 9aad oo sanadihii ugu dambeeyey aan dug sare u gudbin. Goobaha dabaasha oo dib loo furayo. Iyo haweeney af duub loo geystay oo boolisku helay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 19, 2021Maanta iyo wararkii radio SwedenNin lagu dhaawacay iskuul ku yaalla magaaladda Eslöv ee Skåne. Hooyo soomaali ah oo maqaayad ka shaqeeysa, noogana warantay waxyaabaha ey ka soo baratay, iyo dad hor leh oo u geeriyooda Crona. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 18, 2021Maanta iyo wararka radio SwedenUmuloosiyinka oo dalka ku yar, xilli ardeyda dooneysa ineey noqdaan umulisooyin ay kordheen. Dad hor leh oo Corona ugu dhintay maanta. Imxitaanka Teori-ga oo muddo dheer la sugayo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 17, 2021Wararka raadiyaha SwedenLabo nin oo lagu toogtay Tensta, Dad horleh oo u dhintay covid-19 iyo Markaryd oo tuhunsan khiyaano CSN ee ka dhanka ah waxbarashada dadka waaweyn. ...more4minPlay
August 16, 2021Maanta iyo wararkii ugu dambeeyeyDhaca loo geeysto waayeelada iyo naafada oo kordhay. Malmö oo nin di lagu tuhmayo geeystay oo la soo qabtay. Buundadii Hisingen ee Göteborg oo dib loo furay muddo dheer ka dib. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 13, 2021Wararkii maanta & SwedenNin Sweden turjubaan u ahaa oo sheegay in la dili karo, Sweden oo lasoo geliyey daroogo xaddi badan ah, iyo nin carruurtiisa kufsaday oo xabsi dheer lagu xukumay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 12, 2021Wararkii maanta & SwedenNin loo haystey dilka haweenay ilmooley ah oo la daayey, Malmö oo isu diyaarinaysa horyaalka & Gabar Soomaaliyeed oo ka warramaysa rajada ganacsigii uu karona saameeyey. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 11, 2021Wararkii maanta & SwedenShaqo la'aanta Sweden oo hoos u dhacday, nin xuquuqaha carruurta ugu dooda si yaab leh, iyo gabar Soomaaliyeed oo ka hadlaysa tartan fursado abuuris ah oo ay qabtaan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 10, 2021Wararkii maanta & SwedenTallaalka Covid-19 ma saamayn ayuu ku yeeshaa caadada dumarka?Jaamadda Upsala oo go'aan soo saartay & furriinkii oo hoos u dhacay Sweden + Sababta Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 09, 2021Wararkii maanta & SwedenSweden oo heshay 9 billadood, tareennada Göteborg oo maanta istaagey & hooyo Soomaaliyeed oo diyaarinaysa laysinka basaska. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.