Madaxa xabsiga Hällby oo sheegay in afduubkii shalay uusan aheyn mid qorsheysan. Wasiirka caddaalada oo u mahadnaqay booliska iyo ciidanka Asluubta. Maalmihii tagay oo aaney jirin dad u geeriyooday xanuunka covid 19.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.