Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
August 09, 2021Wararkii maanta & SwedenSweden oo heshay 9 billadood, tareennada Göteborg oo maanta istaagey & hooyo Soomaaliyeed oo diyaarinaysa laysinka basaska. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 06, 2021Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio SwedenCoronavirus oo hadda u muuqdo in soo kordhayo, carruuro halis ugu jiray in dalka dibadiisa loo dhoofiyo sii loogu soo guuriyo. Rag kufsaday dumar hurdaayey oo la soo qabtay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 05, 2021Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio SwedenFannaaniin racfaan ka qaatay xukun hore loogu riday. Xeer cusub oo carruurta ku saabsan oo dhawaan dhaqan galay. Ciyaarta k/cagta gabdhaha Sweden & Kanada oo saacdo dib loo dhigay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 04, 2021Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio SwedenSweden oo billado aan kala joogi laheyn Jabaan. Dadka ku nool Kristianstad oo walaac ka qaba falalkii halkaasi ka dhacay maalmihii tagay. Tallaalka 3aad ee Astra ma loo baahan yahay?. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 03, 2021Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio SwedenSweden oo bilad kale oo dahab ah soo dhacsaday. Shaqo la'aanta oo weli halkeedii ah balse rajo iftiin leh ka soo muuqato. Muxuu yahay mashuurca loogu magac daray "I see red"?. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 02, 2021Maanta iyo wararka radio SwedenXulka gabdhaha Sweden oo feeynalka u soo baxay ciyaaraha Olombikada. Kaararka aqoonsigga oo sharciyo lagu soo kordhiyey. Ururka dhallinyaradda Social demoqraad-ka ee SSU oo ammaanka doonaya in wax uu ka qabto. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 30, 2021Wararka raadiyaha SwedenSweden oo SM u guday, Jaamacada Örebro ayaa diiwaan galisay qashash badan iyo dhimashada covid-19 oo wali soconeysa ...more3minPlay
July 29, 2021Maanta iyo wararkii ugu dambeeyeyDad hor leh oo u geeriyooda xanuunka Covid 19. Orodyahanka Mustafa Maxamed oo ka hadlay sababahuu uga haray Olombikada Tokyo, iyo Aflaamta banaanka lagu daawado eeo dib loo bilaabayo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 28, 2021Wararka raadiyaha SwedenDhalinyaro wali ka shakisan talaalka covid-19, Dhaqtar sanad xabi lagu xukumay & 112 oo la heli waayay degmooyin gaar. ...more3minPlay
July 27, 2021Maanta iyo wararka radio SwedenGabdhaha K Cagta Sweden oo maanta wacdaro dhigay Tokyo Jaban. Waalidiinta qaar oo dhaqaale ay fasax ku geeyan carruuraha u heyn. Dadka cinwaanadooda la qariyo oo kordhay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.