Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
July 12, 2021Wararka maanta & SwedenXeerar cusub oo la laali doono, Gabar isu keentay carabta dagan Halmstad iyo 60,000 ruux ayaa balan qabsaday 1-maalin ...more3minPlay
July 09, 2021WARARKII MAANTA IYO SWEDENStockholm oo tallaalka u fasaxda illaa 18 jir iney dalban karaan. Qof hor leh oo covid-19 u geeriyooday. Dawladda oo lagu dhaleeceeyey in aanay qiimeyn siyaasadda deegaanka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 08, 2021Wararka maanta iyo Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ardayda lacagta CSN laga jaro oo hoos u degay, nin 67 jir ah oo kufsi lagu xukumay iyo warar kale....more3minPlay
July 06, 2021Wararka maanta ee Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. 25 jir lagu toogtay xaafada Rinkeby oo dhaawacii halkaas ka soo gaadhay u geeryooday, laba qof oo dheeraad ah ayaa u dhintay xanuunka covid-19 iyo warar kale....more3minPlay
July 05, 2021Wararka maanta ee Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ra´iisal wasaarihii hore oo loo xilsaaray in uu dawladd dhisto iyo maxkamadii Vetlanda ee ku saabsaneeyd weerar middi oo maanta la dhameeystiray....more2minPlay
July 02, 2021Wararka maanta SwedenEbba Busch oo 60 000 lagu ganaaxay, Shakhsi loo soo qabtay dilki ninka boliiska iyo Dhalinyaro waayeelka gabayada u aqrinaya Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 01, 2021Wararka maanta SwedenHal qof horleh oo u dhintay covid, Sabuni oo ka hadashay guuldarada Kristersson iyo Dilka boliiska oo dadka degaanka walwal ku abuuray Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 30, 2021Wararka maanta SwedenModeraterna oo xodxodanaya Centerpartiet, qareeno laga saaray ururka qareenada iyo Xuska 1-da luulyo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 29, 2021Wararka maanta SwedenIswiidhen oo diyaar u ah Ukraina, 7 qof oo horleh ayaa u dhimatay covid-19 iyo Covid oo shaqa la’aan ka dhigay Ibrahim Dugow Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 28, 2021Wararka maanta SwedenXayiraadda corona oo la khafiifinayo, Ulf Kristersson oo diyaar u ah inuu dowlad soo dhiso iyo Sweden iyo Ukraina oo habeen danbe balansan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.