Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
June 10, 2021Wararka maanta ee Sweden.Faafidda covid-19 oo hoos u dhacaysa, Iswedish-somali helay abaalmarin geesinimo ah iyo iskuullo la go'aamiyey in la xiro. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 09, 2021Wararka maanta ee Sweden.16 qof oo dheeraad ah ayaa u dhintay covid-19, bangiga Avanza oo dhaleecayn loo soo gudbiyay iyo kooxda kubada cagta oo corona laga helay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 08, 2021Wararka maanta iyo SwedenArdeyda dugsiyada sare oo wali dabaal-dagaya, maamula iskuul oo la eedeeyay & Booliska Sweden oo burcad gacanta kusoo dhigay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 04, 2021Wararka maanta ee SwedenArday uu ku faafay corona, 11 qof u geeriyootay covid-19 iyo Basas tallaal la dhigay Botkyrka iyo Södertälje Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 03, 2021Wararka maanta ee Sweden61 qof oo horleh oo u dhimatay covid-19, Liseberg oo maanta la furayo iyo Hallengren oo ka hadashay eedda gudi hoosaadka dastuurka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 02, 2021Wararka maanta ee SwedenNorweey oo fureysa xadkeeda dhammaadka bishan, Tallaalka soo gaaray dalka oo gaaraya 5 milyan iyo todobaadka Järva oo bilowday Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 01, 2021Wararka maanta ee SwedenTirada dadka kulma oo laga yaabo in la kordhiyo juulaay, Baare soo jeediyey in la kordhiyo ciqaabta arrimmaha dembiyada galmooyinka iyo Maxamed Noor oo sheegay inaan hubka Järva lagu sameyn Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 31, 2021Wararka maanta ee Sweden.Dukaamada oo ku yaraan kara dalka, turjubaanada shahaadeeysan oo ku yar dalka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 28, 2021Wararka maanta iyo SwedenIswiidhan u furi doonto xaduudaha wadamo badan, Filipstad: Dadka waa weyn oo la bari doono afkooda hooyo & Ishocky oo indho xumo ay hortaalo ...more2minPlay
May 27, 2021Wararkii maanta iyo SwedenXayiraado la qaadi doono. 15 qof oo hor leh oo u geeriyoodey xanuunka covid-19 iyo maxkamad xukun faqooq ah ku ridday gobolka Västra Götaland Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.