Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
May 26, 2021Wararka maanta ee Sweden3,6 milyan qaatay tallaalka, EU oo ganaax ugu hanjabtay Astra Zeneca iyo Gabar dhalinyara oo loo soo qabtay qaraxa Malmö Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 24, 2021Wararka maanta ee Sweden.Heeyada gaadiidka oo shirkadaha diyaaradaha kula tallisay in aaney ku duulin dusha Belarus, talloyin cusub oo la xidhiidha safarrada dibadaha iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 21, 2021Tartankii heesaha hirgaley Yurub. Nidaam caddeeyn oo tusaya inuu qofku qaatay talaalka covid-19 iyo warar kale.Wararka maanta ee Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 20, 2021Wararka maanta ee SwedenEncrochat oo caddeyn noqon kara, WHO oo ka digtay safarada caalamiga iyo Tallaalka baa covid looga hortagi karaa Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 19, 2021Wararka maanta ee SwedenL oo isku heysta xiriirka SD, 48 qof oo u dhimatay covid-19 iyo Musa Isse oo soo saaray buug cusub Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 18, 2021Wararka maanta ee SwedenKhuburo ku talisay in tallaalka la dedejiyo, Iswiidhen oo saxiixday heshiish tallaal iyo Iswiidhen iyo Awstaraaliya oo yeelanaya ciyaar tababara Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 12, 2021Wararka maanta ee Sweden500 000 oo qof oo mar wada doontay ballanta talaalka covid-19, Ciidamada Iswiidhen ee dibadaha oo la gaarsiinayo tallaal iyo 750 oo lagu bixinayo arrimaha dhaqanka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 12, 2021Wararka maanta ee Sweden.Berrito oo khamiis ah ayaa ah maalinta 1-aad ciida soonfurka islaamka, Löfven oo sheegay in bandowga uu sii socon doono ilaa 1-jun, iyo 50-ruux oo hor leh oo u geeriyooday covid-19 iyo ...more3minPlay
May 11, 2021Wararka maanta ee Sweden.Faafida xanuunka covid-19 oo sareeya, waayeelka ku dhashay Soomaaliya ee Sweden ku nool oo kor u kacay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
May 10, 2021Wararka maanta ee SwedenDowladda oo kordhineysa taageerada dadka shaqada laga fariisiyo, Fasalka lix jirrada oo la baabi’in doono iyo Mahdi oo qaatay goojadii koowaad ee covid-19 Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.