Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
April 23, 2021Wararka maanta ee SwedenMucaaradka oo ka falceliyey hindise dowladeed, 41 qof oo hor leh oo u geeriyoodey covid-19 iyo Farxiya Idle oo qiratay isticmaala Tramadol Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 22, 2021Wararka maanta ee Sweden2 milyan oo heshay tallaal, 2. 2020 sannadkii ugu kululaa Yurub iyo Muranka S ee siyaasadda socdaalka oo kordhi kara Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 21, 2021Wararka maanta ee SwedenXukun ku dhacay nin wiilal kufsaday, Uppsala oo gobalada dariska u direysa bukaanka covid iyo Carruur badan oo laga baqayo inay hafadaan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 20, 2021Wararka maanta ee Sweden37 qof oo u dhintay covid-19, Golaha shuruucda oo ka soo jawaabay sharciga soo galootiga iyo baaris ka timid hay'adda hanti-dhowrka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 19, 2021Wararka maanta ee SwedenDhaleceyn loo soo jeediyey sharciga soo galootiga, Nin guriga ku heystay 20 tan oo qashina iyo Mustafa Mohamed oo seegay olombikada 2021 Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 16, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Tirada laga talaalay covid-19 oo kordhaysa, talooyin cusub oo loo gudbiyay kuwa talaalkan qaatay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 15, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Faafida covid-19 oo weli sareeysa, miisaaniyada dawlada oo xoog saartay suuqa shaqada iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 14, 2021Wararkii Maanta & SwedenInkiraadda Holocaust oo dembi laga dhigayo, dadka ku cusub Sweden oo loo samayn doono qaab ay deg deg shaqo ugu helaan & dadka oo aad wax u iibsada xilliga Ramadaanka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
April 13, 2021Wararka maanta ee Sweden.Bishii barakasneeyd ee Ramadaan oo bilaabatay, tirada u dhinta covid-19 oo sii kordhaya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 13, 2021Wararka maanta iyo Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Gabadhii ugu horeeysay magaalada Malmö ee u dhoofta hawada sare iyo tirada la dhigo qeeybaha joogatada ah ka dib ay qaadeen covid-19 oo kordhay....more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.