Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
April 09, 2021Wararka maanta ee SwedenLaba qof oo lagu tuhunsan yahay kufsi carruur, Allsvenska ragga oo barri furmayo iyo Khadra oo qaadatay tallaalka Astra Zeneca Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 08, 2021Wararkii maanta & SwedenFaafitaanka Covid-19 oo hoos u dhacay, nin lagu qabtay mukhaadaraad uu ka keenay Denmark & Sharciga joogtada ah ee qaxootiga la siiyo oo la joojinayo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 07, 2021Wararka maanta ee SwedenWareysiga boliiska oo loo isticmaali karo caddeyn ahaan, KD oo doonayo inuu kordhiyo ciqaabaha qaar iyo guri arday oo Halmstad lagu gubay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 06, 2021Wararka maanta ee SwedenWarbixinta covid-19, 2 qof oo loo qabtay fal argagixiso iyo Rinkeby oo 50 jirsaneysa Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 01, 2021Wararka maanta ee Sweden.Heerka faafida covid-19 oo sareeya, machadka xuquuqda bani´aadamka oo laga furayo magaalada Lund iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 31, 2021Wararka maanta ee Sweden.Talooyinka xayiraadaha corona oo la sii dheereeyey illaa iyo 3-da bisha maajo. Ammaanka ayaa noqday waxa ay badankeedbulshada reer Sweden ay welwelka ugu badan ka qabaan iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 30, 2021Wararka maanta ee Sweden.Xanuunka covid-19 oo qeeybaha kala duwan ee bulshadda ku fiday, doodi xisbiga L oo sii socota iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 29, 2021Wararka maanta ee Sweden.Tirada cisbitaalada loo dhigo covid-19 oo kordhaysa, Cabdulkadir Salad Cali oo xisbiga L iskaga tegay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 26, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Tirada u baahan daryeel joogto ah xanuunka covid-19 awgeed oo kordhay, saacada oo xilliga kuleeylaha loo bedeli doono iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 25, 2021Wararkii maanta & SwedenTallaalka AstraZeneca oo lasii wadayo, Wershad shaqooyin badan bixinaysa oo Eskilstuna laga furayo, Ibra oo caawa safanaya & Su'aalo ay is waydiiyaan dadka soo galootiga ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.