Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
March 24, 2021Wararkii maanta & SwedenCarruurta oo laga baraarujinayo diritaanka sawirrada qaawan, Cudurka Covid oo ku fidaya Västra Götaland & tillaabooyin cusub + Xadadka Denmark iyo Norway oo dib loo furayo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 23, 2021Wararkii maanta & SwedenFHM oo tillaabooyin cusub soo rogtey, Qarreen kufsi loo haystey oo lasii daayey iyo dad ay Soomaalidu ka mid tahay oo ay gabdhohoodu ku liitaan ka qaybgalka ciyaaraha. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 22, 2021Wararkii maanta iyo SwedenWaqtiga boostada lagu geeyo oo la kordhinayo, Musuq lagu sameeyey shatiga gaadiidka oo la isku ciqaabay iyo Zlatan Ibrahimovic oo ka hadlay kusoo noqoshadiisa xulka Sweden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 19, 2021Wararka maanta iyo SwedenXaalada corona ee Stockholm oo sii adkaatay, Hodan oo makhaayad ka furtay xaafada Rinkeby iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 18, 2021Wararka maanta ee Sweden.Covid-19 oo galay kaalinta saddexaad cudurada ugu dhimashada badan, maanta oo ku beegan maalinta darawalada basaska, iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 17, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Xisaabxidhkii 2020 oo bilaabmay, qaramada midoobey oo ku tallinaysa in la sii wado isticmaalida talaalka Astra Zeneca iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 16, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Tirada u dhimanaysa covid-19 oo kordhaya, heeyada caafimaadka bulshadda oo joojisay talaalka Astra Zeneca iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 12, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Nooca corona ee Koonfurta Afrika oo ku faafay jaamacad, shaqo laanta oo sii kordhaysa iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 11, 2021Wararka maanta ee Sweden6 dal oo hakad geliyay tallaalka AstartZeneca, Sharci yaqaan maxkamad la soo taagay iyo Sweden oo aan joojinay tallaalka AstraZeneca Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 10, 2021Wararka maanta ee SwedenDigniin duufaan, Warbixinta covid-19 iyo Guryaha Sis oo laga deyriyay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.