Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
March 09, 2021Wararka maanta ee SwedenWarbixinta covid-19, Dacwad ka timid fidiyo TikTok ka soo baxay iyo Shaqa la’aanta dhallaanka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 08, 2021Wararka maanta ee SwedenHaweeney lagu riday xukun 3 sanno ah, L Stockholm oo ka soo horjeestay gudiga xisbiga iyo Isbaanya oo ku soo beegan gabdhaha Sweden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 05, 2021Wararkii maanta iyo SwedenXisbiga Liberalerna oo ka bixi kara heshiiskii Jannaayo, Norway oo magdhow siinaysa dadkii u shaqa tegi jirey & Sweden oo aqoonsi u samaynaysa dadka la talaalo si ay u safraan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
March 04, 2021Wararkii maanta & SwedenFHM oo ku talisay inuu qof kasta qaadan karo tallaalka Astra Zeneca, haweenay ninkeeda lagu hor toorriyeeyey oo hadashay & Xisbiga M oo wada hinside ah inay Sweden iskeed u iibsato tallaalka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
March 03, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Tirada lagu xaqiijiyay covid-19 oo kordhaya, boliis lagu soo oogay dacwad tuugo ah iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 02, 2021Wararka maanta iyo Sweden.56 qof dheeraad ah oo u dhintay covid-19, fasaxa sportlov-ka oo dhawaan bilaabmi doona iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
March 01, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Khad teleefan oo loogu talo galay dadka la ildaran cudurada maskaxda, xayirado cusub oo la xidhiidha corona iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 26, 2021Wararka maanta ee SwedenAfar nin oo ku dhimatay haro, Warbixinta corona iyo Laba haweeney oo loo heysto qaxooti baxsaday Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 25, 2021Wararka maanta ee SwedenJonna Sundling oo hanatay bilad dahaba, Waayeelka oo booqashada loo furayo iyo booqashada hay'adda socdaalka oo adkaatay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 24, 2021Wararka maanta ee SwedenBas loogu tala galay baaritaanka corona, Xeer ilaaliyaha Estonia oo racfaan qaatay iyo warbixinta corona Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.