Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
February 09, 2021Wararka maanta iyo SwedenXidigta dabaasha Sarah Sjöström oo jabtay, Gawaarida qaar oo canshuurta lagu kordhinayo iyo xaddidaad ku wajahan tareenka iyo baska qaar Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 08, 2021Wararka maanta iyo SwedenCanshuurka baarkeerinada bilaashka oo la joojinayo, Sabtidii iyo axaddii ina dhaaftay ayey tuugo jabsatay iskuul iyo Dib u dhaca doorashada Soomaaliya oo welwel abuurtay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 05, 2021Wararkii maanta & SwedenWaaxda Socdaalka oo soo gaabinaysa waqtiga la sugo go'aamada, qarreen ka baxay dacwo uu difaace ka ahaa iyo gabar Soomaali ah oo caawisa sharikaadka doonaya inay maalgashi helaan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 04, 2021Wararkii maanta & SwedenDowladda oo talooyin cusub kasoo saartay Covid-19, xaaladda Covid-19 ee Sweden oo kasoo raynaysa & Soomaali qaatay tallaalka oo ku baaqay in la is tallaalo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 03, 2021Wararkii maanta & SwedenSweden oo go'aan kasoo saartay dadka imanaya Sweden, nin deriskiisa muusig ku dallacay oo la xukumay & Astra Zeneca oo aan waayeelka la siin doonin & xaalad ka dhalanaysa. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 02, 2021Wararka maanta iyo SwedenTallaalka Astra Zeneca oo waayeelka laga reebay, Nin boqol jeer wacay lambarka 112 iyo Dabiibcall oo caawiya soomaalida Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
February 01, 2021Wararkii maanta & SwedenShaqaale diidey in la tallaalo, isticmaalka koronta oo aad u korortay Sweden iyo dowladda oo saadaalisay inay dembiyada gaangisku yaraan karaan 2021. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 29, 2021Wararkii maanta & SwedenHeshiiskii EU & Astra Zeneca oo la daabacay, Sweden oo tallaalka dadwaynaha bilaabaysa xagaaga & Agaasimaha FHM oo la arkay isagoo af-xir la'aan bas saaran Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
January 28, 2021Wararka maanta iyo SwedenIswiidhen oo Faransiisku ku soo beegmay semifinaal, Corona iyo Sweden iyo Dhalinyarada soomaalida: qeyb kama nihi bulshada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 27, 2021Wararka maanta iyo SwedenMamnuuca taranka mink ee 2021, Warbixinta covid-19 iyo Iswiidhen oo soo gaartay is reereebka 8-aad Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.