Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
January 26, 2021Wararka maanta iyo Sweden95 kiis ee fayraska cusub oo laga helay Iswiidhen, Lars Norén oo geeriyooday iyo Digaag badan oo la laynayo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 25, 2021Wararka maanta iyo SwedenMaktabadaha furan ee sii kordhaya, Walwalka magdhowga tallaalka iyo Kiisas badan ee toogashada oo aan xal loo helin. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 22, 2021Wararka maanta ee Sweden.Shaqaalaha daryeelka caafimaad oo shaki ka qaba in ay qaataan talaalka covid-19, Xamdi oo basaboorkeedi sugaysay 35 bilood iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 21, 2021Wararka maanta ee Sweden.Dembiyada kufsiga oo kor u kacay sannadkii hore, Ururka Umis ee Borlänge oo dhalaceeyn loo soo gudbiyay ka jawaabaya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 20, 2021Wararka maanta ee Sweden.Wadamada EU oo dadka ku xidhi kara warqad cadeeyn ah marka ay safrayaan, tirada u dhinta covid-19 oo kordhaya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 19, 2021Wararka maanta ee Sweden.Tirada guryaha ka shaqeeya oo kor u kacay, talaalka covid-19 oo 147 000 oo jeer la isticmaalay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 18, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Shaqo laanta dalkan oo kor u kacday, kiisaska corona oo ku sii kordhaya gobolka Skåne iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 15, 2021Wararka maanta iyo SwedenXukun abiil laga qaatey, 138 qof oo hor leh ayaa u geeriyoodey cudurka covid-19 iyo Asli Kulane oo ku talisey in warbixin saxa ee tallaalka la raadiyo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 14, 2021Wararka maanta iyo SwedenCovid-19 oo diley 10 000, Xubnaha xisbiga Liberalerna oo hoos u dhacay iyo Ifraax Degmo oo qaadatay tallaalka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 13, 2021Wararka maanta iyo SwedenDowladda oo damaana qaaday talaalka, Dhalashada oo af lagu xireyo iyo Norshidat Gustar (V) oo markii ugu horeysay ka qeyb qaadatay doodda hogaamiyeyaasha Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.