Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
December 22, 2020Wararka maanta iyo SwedenDowladda oo magaacabeysa guddiyo cusub. Covid-19 oo si aad ugu faafaya Sweden iyo turjumaannada dhaqanka ee Doula oo uu saameeyay culeyska fayruska Corona. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 21, 2020Wararka maanta iyo Iswiidhen.Dawladda oo mamnuucday safarada ka imanaya Ingiriiska iyo Denmark, Maktabad laga heli karo buugag ku qoran afka hooyo iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 18, 2020Wararka maanta SwedeSteffan Löfven oo ku dhawaaqay xayiraado cusub. Haweeney ka soo laabatay ururka ISIS oo la xiray iyo Urur Soomaali ah oo qorsheynaya ka qeyb galka Melodifestivalen. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 17, 2020Wararka maanta iyo SwedenLöfven oo qabtay shir jaraa'id galabta. Haweenka xaamilada oo talo loo soo jeediyay iyo Talaalka Covid-19 oo ay suurtagal tahay in uu bilowdo 26 ama 27 diseembar 2020. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 16, 2020Wararka maanta iyo SwedenTallooyin ku socda muwaadiniinta dibedda u safreysa fasaxa Kirismaska. Saadaasha dhaqaalaha dalka iyo baarista dambiyada IT-ga. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 15, 2020Wararka maanta iyo SwedenFidista Covid-19 oo mar kale sare u soo kacday. 350 qof oo lagu ganaaxay kaxeynta baaskiilka iyo dhallinta ku biirta kooxaha gaangiska oo cadaadis ballaaran uu la soo gudboonaado. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 14, 2020Wararka maanta iyo SwedenDadkii ugu badnaa ee la liita Covid-19 oo ku jira cisbitaalada. Cunsuriyad ka jirta ciyaaraha kubadda cagta ee Dalarna iyo caruurta xaafadaha danyarta iyo maafiyada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 11, 2020Wararka maanta iyo Sweden160 qof oo hor leh oo la xaqiijiyay in Covid-19 uu ku dilay dalka iyo Maamulka Stockholm oo lagu booriyay in waxbarashada dusgiyda hoose dhexe laga dhigo fogaan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 10, 2020Wararka maanta iyo SwedenSanado xiriir ah waxaa sare u kacaya tiradda ardayda ee 3 sano gudahooda ku qaata shahaadada dugsi sare. 58 qof oo uu dilay 24 saac u dambeeyay Covid-19 iyo talaalka cudurka ee gobolada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 09, 2020Wararka maanta iyo SwedenStockholm oo ay ka jirto boos la’aanta iva, Baarlamanka oo dowladda ka doonayo iney aragtideeda bedesho iyo Arday lagu tijaabinayo waxbarashada ku qaataan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.