Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
December 08, 2020Wararka maanta iyo SwedenDowladda oo talooyinka corona wax ka badashay, Shirkad balan qaado shaqo beena dadka lacag uga qaadato iyo Talooyinka cusub ee hey’adda caafimaadka bulshada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 07, 2020Wararka maanta iyo SwedenWakaaladda socdaalka oo eedeysay hindisha soo galootiga, Xannuunka covid oo si ba’an uga jira Helsingborg iyo Cuntada ardayda oo iskuulada taal Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. ...more3minPlay
December 04, 2020Wararka maanta iyo SwedenMashiinada lacaga ee qaar ka mid ah xaafadaha Linköping oo 4 saac ka dib lacag la joojiyay in ay shaqeeyaan. Faalooyinka heshiiska xeerka shaqada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 03, 2020Wararka maanta iyo Sweden35 qof oo u geeriyootay Covid-19. Waalidiina soo dhoweeyay tallo ay soo jeedisay wasiiradda waxbarashada iyo xaaladda adeega caafimaadka ee gobolada. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 02, 2020Wararka maana iyo SwedenSababta 41-jirku sannado badan go’doon ugu ahaa guriga hooyadii, Warbixinta Covid-19 iyo Qalabka ka diga dabka oo naf badbaadin kara. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
December 01, 2020Wararka maanta iyo SwedenCovid-19 oo diley 117 qof oo hor leh, Hooyo loo heysto danbi wiilkeeda ku saabsan iyo farqiga macalimiinta Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 30, 2020Wararka maanta iyo SwedenBoliiska oo arday ku tuhunsan faafinta corona, Nin loo heysta qufuca corona iyo makxamad sharci darro ku tilmaantay go’aanka mamnuuca booqashada waayeelka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 27, 2020Wararka maanta iyo SwedenNin militari ah oo la la’ yahay, Blekinge oo xayiraad lagu soo rogayo iyo Ayan Mohamoud oo aan ka niyad jabin la midowga reerkeeda Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 26, 2020Wararka maanta iyo SwedenBaaritaan deg dega ee covid-19 oo la ogolaaday, dowladda oo amar siisey hey'adda caafimaadka bulshada iyo hindise xilka loogu dhiibayo Märta Stenevi. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 24, 2020Wararka maanta iyo SwedenXaaladda covid-19, ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigey dad lacagta dhaqa iyo Ayaan Maxamuud oo ay ku adkaatay inuu reerkeedu la midowdo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.