Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
May 07, 2021Wararka maanta ee SwedenKommunal: Waa lala soo daahay waxqabadka, Stockholm oo ka walaacsan tirada dadka qaada covid-19 iyo Faduma oo hagta dadka u baahan tallaalka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 06, 2021Wararka maanta ee SwedenHal milyan oo laga helay lidjir, Dowladda oo wax ka qabaneysa qashin ku darka dadka iyo Gabdho badan oo soo waca chatt-ka Kraftbyrån Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 05, 2021Wararka maanta ee Sweden.Gobolada Skåne iyo Stockholm oo bilaabi doona in ay talaalan qeeybihii ugu dambeeyay, hawlgabka ajaabibta lacag intee ah ayaa soo gala, iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 04, 2021Wararka maanta ee Sweden2,7 milyan oo la tallaalay, Corona oo saameynaya dadka sugaya qalitaanka iyo Khadar oo la taliyey dhalinyarada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 03, 2021Wararka maanta ee IswiidhenStockholm oo bilaabeysa wajiga 4-aad ee tallaalka covid-19, Iswiidhen oo bixineysa deeq 1 milyan goojo tallaala iyo Fatima Nur (L) oo sheegtay inaaney ku fikir aheyn hogaamiyeheeda Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 30, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Canshuuraha oo lagu kordhin karo dejinta kaluunka Norway. dawladda oo wax ka bedeli karta talooyinka corona iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 29, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Heerka faafida covid-19 oo weli sareeya iyo xisbiga KD oo hindisahii miisaaniyadooda soo bandhigay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 28, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Caruaaraha dhashay intii ka dambeeysay 2002 oo talooyin cusub loo soo gudbiyay, maqal Xayaat Ibraahim oo imminka ah xoghaya guud ee Machadka ka hortagga laaluushka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 27, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Talaalka Astra Zeneca oo looga shakisan yahay in u sababay dhimasho, haweenka uurka leh oo laga hor talaali doono bulshadda inteeda kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
April 26, 2021Wararka maanta iyo Sweden.Xisbiga SD oo hindise miisaaniyad soo bandhigay, ra´iisal wasaare Löfven oo lagu wareeystay guddi hoosaadka dastuurka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.