Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
June 24, 2021Warka maanta & SwedenBasaskii talaalka covid-19 oo la joojin doono, Hey'ada canshuuraha oo isha ku heysa dadka wax isdaba maraya iyo Marshuucii talaalka covid-19 oo labo todobaad hakad gali doono. ...more3minPlay
June 23, 2021Warka maanta & SwedenGöteborge gabar soomaaliyeed ka furtay saloon, Sweden oo caawa hirdin doonto Poland, C oo d ...more3minPlay
June 22, 2021Warka maanta & SwedenArdey badan oo boosas u baahnaan doonaan, Baarlamaanka oo ka dooday mustaqbalka isku socodka iyo Talaalka dhlinyarada oo la bilaabayo dhawaan ...more3minPlay
June 21, 2021Warka maanta & SwedenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lövfen oo harjad ugu jira sidii uu usoo noqon lahaa, Sabuni: waa inaan helnaa dowlad hanti-wadaag ah & SL oo lagu ganaaxay 16-miyan oo kronor...more3minPlay
June 18, 2021Maanta iyo wararka radio SwedenXukuumadda oo codka kalsoonida loo qaadi doona maalinta isniinta iyo hogaamiyaasha xisbiyada oo arrinkaasi ku adkeeysanaya. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 17, 2021Wararka maana iyo SwedenDawladda oo codka kalsoonida loo qaadi doono. Hayadda ka hortagga faqooqa oo racfaan ka qaadatay maxkamad. Järva oo laga bilaabay bas la isku tallaalo iyadoon ballan la qabsan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 16, 2021Wararka maanta iyo Sweden 20210616Tilmaamha caafimaad oo sii jiri doono Wiil 5-sano jir ah oo meydkiisa la helay Isku socodka EU oo la furi doono ...more3minPlay
June 15, 2021Wararkii maanta iyo SwedenCusbitaallada dhalliinka oo aan daryeelka loo sinneyn. Wiil shan jir ah oo meydkiisa laga heley meel xeeb ah. Xisbiga Vänsterpartiet oo ku goodiyay inuu dawladda ridi doono. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 14, 2021Wararka maanta ee SwedenSR oo la kulantay dhaliil horleh, 2. Kulusevski iyo Svanberg oo ku soo biiraya xulka kubadda cagta iyo aqlabiyada dhaliilsan ciqaabta la khafiifiyo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 11, 2021Wararka maanta ee Sweden.Xaalada corona oo saameeysay waxbarashada ardayda SFI, Tartankii kubada cagta ee Yurub oo maanta bilaabmi doona iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.