Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
September 03, 2021Wararkii maanta & SwedenSweden oo usii dhowaanaysa usoo bixitaanka Koobka Adduunka, dugsiyada oo uu kusii fidayo cudurka Covid-19 & dadka xaafadda Angered oo ka hadlaya qaadashada tallaalka oo la sheegay inay ku liitaan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 02, 2021Wararkii maanta & SwedenGobol soo rogaya in qofkii aan tallaalnayn aan shaqo la siinin, Sweden oo shaacisay da'da uu haatan ku badan yahay cudurka Covid & Sweden oo caawa Spain ku wajahaysa kulan adag. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
September 01, 2021Wararkii maanta & SwedenDadka dhashay 90-kii & 2000 oo suuxa marka la siiyo tallaalka Covid-19, niman lagu qabtay beer xashiis ah oo la xukumay & caymis dalabka daadadkii Gävle oo aad u kordhay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 31, 2021Wararkii maanta & SwedenDad qaatay labada kuuro ee tallaalka oo uu Covid ku dhacay, Dowladda oo casriyaynaysa sharciga cudurrada safmarka ah & Anna Beck oo billad qalin ah heshay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 30, 2021Wararkii maanta & SwedenArdayda oo ay kirooyinka guryuhu qaali ku yihiin, waalid ilmohooda ku tacaddiyey oo xabsi lagu xukumay & nin boqollaal xamaarato ah meel ku haystey oo xabsi la dhigay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
August 27, 2021Wararkii maanta & SwedenAngered oo noqotay degmada ugu daran faafitaanka Covid-19, nin lagu toogtey Mjölby & nin sharcigii loo diidey oo 5 sano ku noolaa buul uu ka dhistay meel kayn ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 26, 2021Wararkii maanta & SwedenSweden oo ay si aad ugu yaraadeen darawalladii tagaasidu, 200 oo gaari oo ku gubtey Märsta & Sahra Cabdi oo ka hadlaysa dareenka dugsiyada SFI-ga oo lagu noqday. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 25, 2021Wararkii ugu dambeeyey & SwedenMalmö FF & kooxaha Allsvenskan oo malaayiin helaya, Xisbiga V oo aan taageeraynin miisaaniyadda dowladda & Rashiid Maxamed oo soo koobaya nuxurka hoggaanka Xisbiga V. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 24, 2021Wararkii maanta & SwedenDugsiyada SFI-ga oo lagu noqday, 2 qof oo u dhintay Covid + tirakoobka & Faduma Nur oo Soomaalida u jeedisey inay siyaasiyiinta la xisaabtamaan. ...more3minPlay
August 23, 2021Wararkii ugu dambeeyey & SwedenDad wax ku noqday guri ku gubtey Göteborg, daadadkii Gävle oo 100 gaari baabi'iyey & Mubaarak C/raxmaan oo ka hadlay is casilaadda RW Lövfen. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.